1 daqiiqo Sheeko:Dalka 6 Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaal Ka Dhacay Degmada Caabudwaaq Dagaal u dhaxeeyay maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed ayaa maanta ka dhacay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, kaasi oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalkan ayaa socday ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Ingiriiska Oo U Codeyn Doonaa Ka Bixitaanka Uk Maxkamadda sare ee dalka Ingiriiska ayaa xukuntay in go’aanka ka bixitaanka midowga Yurub uu ku xiran yahay codeyn ka dhacda baarlamaanka Ingiriiska. Maxkamadda sare waxaa ay sheegeysaa in Xukuumadda aaney…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: 70 Jir Dadka Salaadda u Kiciya Xilliga Ay Hurdayaan Mid ka mid ah shanta Salaadood ee waajibka ku ah Muslimiinta inay tukadaan ayuu isku xilqaamay inuu u kiciyo dadka isagoo cod dheer ku gaarsiinaya xilliga dadku ay la halaaqoonayaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Diiwaangelinta Axsaabta Somaliland oo Digniin U Diray Garabyada Is Haya ee Xisbiga Ucid Guddoomiyaha guddiga Diiwaangelinta ururada siyaasadda iyo ansixinta axsaabta Somaliland Cabdirisaaq Jaamac Cumar (Ciyaale) oo saxaafadda la hadlay ayaa digniin u diray garabyada is khilaafsan ee xisbiga mucaaradka ah ee Ucid.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Austria Oo Xiray Muwaadin Soomaaliyeed Ciidamada Booliiska dalka Austria ayaa xabsiga dhigey muwaadin Soomaaliyeed oo la sheegay inuu weerar ku qaadey Isbitaal lagu daweeyo haweenka madaxa looga jiro. Warbaahinta Austria ayaa soo warisey ninkaan Soomaaliga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Rajo Ka Muujiyey In Doorashooyinka Ku Dhacaan Waqtigooda Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo booqasho rasmi ah ku tagey magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti ayaa sheegay in rajo wanaagsan uu ka qabo in doorashooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas: Daacish Masii Joogi Doonto Puntland Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in deegaannada maamulkiisa ka arrimiyo aaney sii joogi doonin dagaalyahannada Daacish. Gaas ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay u diyaariyeen sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Magaalada Gaalkacyo Dagaal u dhaxeeyey ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Galmudug ayaa gelinkii dambe ee shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, gaar ahaan galbeedka magaaladaasi. Dagaalladan ayaa sababay khasaare kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Cusub Degmada Qandala? Wararka ka imaanaya degmada Qandala ee gobolka Bari, saakay oo Khamiis ah ayaa waxay sheegayaan in xaaladdu tahay mid ka deggan sidii shalay, kadib markii maaraakiib dagaal ay duqeeyeen degmadaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Hawlgal Ka Sameeyey Degmada Wadajir Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay hawlgalka ballaaran ka sameeyeen degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, kaasi oo dad lagu soo qabtay. Xaafadda Xaawo Taako ayaa la sheegay…