1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhalinyaro Oday Dhaqameed Ku Toogtay Muqdisho Oo La Qabtay Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho waxaa galabta lagu qabtay labo dhalinyaro ah, raggan ayaa halkaas ku toogtay oday dhaqameed ku sugnaa xaafadda. Labadan nin ee dhalinyarada ah ayaa dhaawacay Oday…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Aqalka Hoose Oo Dib Uga Dhici Doonta 10-ka November Guddiga doorashooyinka dadban ayaa maalmahan waxaa ay safarro ku marayaan caasimadaha maamul goboleedyada dalka, Hirshabeelle ayaa noqon doona maamulka ugu dambeya oo ay tagayaan iyaggoo lugta safarkooda u kala hormariyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraakiib Dagaal Oo Duqeynaya Degmada Qandala Wararka naga soo gaaraya degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in maraakiib dagaal oo loo maleynayo iney leeyihiin ciidanka NATO ay duqeyn dhanka badda kaga soo bilaabeen degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Denmark: Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Qabtay Walxaha Qarxa Booliiska dalka Denmar ayaa sheegay iney xabsiga dhigeen muwaadin Soomaaliyeed oo la tilmaamay in hoygiisa laga helay walxaha qarxa. Afhayeenka ciidanka Booliiska Denmark Rene Raffo, oo la hadlay warbaahinta ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kooxo Hubeysan oo Is Hor Taagay Dhisme ka Socday Waddo Isku Xireysa Awdal iyo Jabouti Maamulka gobolka Awdal ayaa sheegay iney sharciga la tiigsan doonaan kooxo hubaysan oo is hor taagay dhismaha waddo muhiim ah oo isku xireysa gobolka Awdal ee Somaliland iyo dalka Jabouti,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Iskuullada Caabud-Waaq Oo Albaabada Loo Furay Kadib Dhowr Maalin Oo Ay Xirnaayeen Ardeyda ku nool degmada Caabud Waaq ee gobolka Galgaduud ayaa maanta u darereen goobohooda waxbarasho kadib mudo sadex maalin ah oo ay guri Joog ka ahaayeen, arrintaas oo timid kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Salaad Roobdoon ah oo Maanta Laga Oogay Guud ahaan Deegaannada Somaliland Deegannada Somaliland ayaa saaka si wadajir ah looga oogay salaad roobdoon ah oo Alle lagu weydiisanayo inuu raxmaddiisa ugu deeqo deegaannada ay abaaruhu ka jiraan ee bariga Somaliland. Salaaddan Roobdoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Duqeeyey Saldhig Al-shabaab Ku Leeyihiin Duleedka Afgooye Diyaarado dagaal ayaa lagu soo waramayaa in xalay saq dhexe ay duqeyn ka geysteen deegaanka Yimbis ee duleedka Afgooye, halkaasi oo la sheegay in saldhig ay ku lahaayeen dagaalyahannada Al-shabaab.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Ka Hadlay Danaha Dalalka Shisheeye Ay Ka Leeyihiin Soomaaliya Waxaa isa soo taraya hadal heynta ku saabsan in dowlado shisheeye ay ku dedaalayaan in ay saameyn ku yeeshaan natiijada doorashooyinka la filayo in ay Soomaaliya ka dhacaan. 30-ka bishan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Guddiga Doorashada Oo Diiwaangeliyey 969 Ergo Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee Galmudug ayaa sheegay in ay diiwaan geliyeen 969 ergo oo dooranaya 19 xildhibaan oo kamid ah xubnaha aqalka hoose ee dowladda Federaalka. Afhayeenka guddiga doorashooyinka…