2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xabsiyadda Dalka Oo Loo Diyaariyey Qaabilidda Maxaabiista Soomaaliyeed Ee Ku Xiran Dalalka Caalamka Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Bashiir Maxamed Jaamac ayaa sheegay in ay u diyaarsan yahay in dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran dalalka shisheeye ay ciqaabtooda ku dhameystaan gudaha dalka. Taliyaha oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Turkiga: 4 Mliyan Oo Dollar Ayaan Ku Taageereynaa Doorashada Soomaaliya Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya ayaa sheegay in dalkiisa uu ilaa 4 Milyan oo Dollar ku taageeri doono doorashada Soomaaliya 2016-ka. Olgan Bekar waxaa uu sidoo kale ka hadlay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Jamaal Cali Xuseen oo Xukuumadda Siilaanyo Ku Eedeeyay iney Faafineyso Warar Ka Dhan ah oo Been Abuur ah Musharaxa madaxweynenimo ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey iney faafineyso warar been abuur ku ah oo sheegaya inuu ku biirayo xisbiga muxaafidka ah ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Siilaanyo iyo Cali Khaliif oo Ku Kulmaya Dalka Itoobiya Madaxweynaha maamulka Khaatumo Pro. Cali Khaliif Galeyr iyo wefti uu hogaaminayo oo ka dhoofay magaalada Buuhoodle ee xarunta maamulka, ayaa waxay u kicitameen dhanka dalka Ethiopia, halkaasi oo ay sheegeen…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayaan Howlaha Doorashooyinka Guddiga doorashooyinka dadban ee heer ferderaal ayaa war-saxaafadeed uu soo saarey kaga hadlay halka ay marayaan howlaha doorashooyinka ee dalka ka socda. Guddiga ayaa sheegay in ergo ay u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraakiib Dagaal Oo Kusoo Dhowaaday Demada Qandala Ee Gobolka Bari Wararka ka imaanaya degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay kusoo dhowaadeen maraakiib dagaal oo la sheegay iney leeyihiin ciidamada NATO ee ku sugnaa xeebaha Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Dad Ku Dishey degmada Tiyeeglow, Bakool Wararka ka imaanaya degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool ayaa waxay sheegayaan in Xarakada Al-shabaab ay halkaasi ku dileen dad ay ku eedeeyeen iney la shaqeeyaan ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Qaranka Oo Jubbaland Ku Adkeeyay Fulinta Qoondada 30% Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose waxaa gaaray wafdi ay hoggaamineyso guddomiyaha ururka Haweenka Qaranka, Batuulo Axmed Gaballe, waxaana ay la kulmeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka iyo maamulka Jubbaland.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Waddani oo si Kulul Ugu Jawaabay Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Afhayeenka xisbiga mucaaradka ah ee Waddani xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa si kulul ugu jawaabay madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo xisbiga Waddani…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Kenya Ku Wareejisey Haweeney Ay Kasoo Badbaadiyeen Burcad Badeed Maamulka Galmudug ayaa maanta dowladda Kenya ku wareejiyey haweeney lagu magacaabo Louis Njoki oo ciidanka nabad sugidda ay xoog uga soo furteen koox burcad badeed ah oo muddo haweeneydan haystay.…