2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarunta Wacyigelinta Iyo Hanuuninta Dadweynaha Oo Dib Looga Howlgeliyey Muqdisho Muddo 25-sano ah kadib, waxaa maanta magaalada Muqdisho dib looga howlgeliyey xarunta wacyigelinta iyo Hanuuninta dadweynaha oo ku burburtay dagaalladii sokeeyey ee dalka ka dhacay. Munaasabadda dib u howlgelinta xaruntaan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaqamada U Gaarka ah Doorashooyinka Mareykanka, Dameer iyo Maroodi Astaamo u Kala ah Labada Xisbi ee Dimuqraadiga iyo Jamhuuriga Doorashooyinka Mareykanka ayaa waxaa aad loo ilaaliyaa caadooyin facweyn oo in muddo ah lagu soo dhaqmayay dadka qaarna layaab ku noqoneysa, ku darso nidaam doorasho oo aad u dhib badan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Gobolka Banaadir Oo Wada Shaqeyn Ka Dalbaday Shacabka Taliyaha ciidanka Booliiska gobolka Banaadir Bishaar Abshir Geeddi, oo saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka dalbaday shacabka Soomaaliyeed in ay la shaqeeyaan ciidamada Booliiska. Taliyaha ayaa sheegay in shacabka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Waddani oo Siyaasaddiisa Lagu Tilmaamay Mid U janjeerta Dhanka Somaliweyn Siyaasi Maxamuud Raage oo ka mid ah golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye horeyna u soo noqday xoghayaha siyaasadda xisbiga Waddani, ayaa xisbigii uu horey uga tirsanaa ee Waddani ku tilmaamay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaafka Garabyada Is Haya ee Xisbiga Ucid oo Mar Kale Cirka Isku Shareeray Khilaaf labada garab ee is haya ee xisbiga Ucid ayaa cirka isku sii shareeray kadib markii ay isku khilaafeen qabsoomidda shirweynaha golaha dhexe ee xisbiga, kaas oo maxakamadda sare Somaliand…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Dagaal Kula Wareegtay Deegaanka Goofgaduud, Baay Wararka naga soo gaaraya deegaanka Goof-gaduud ee gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay dagaal ku qabsadeen Xarakada Al-shabaab, kadib weerar dhowr jiho oo deegaankaasi kusoo qaadeen. Abaare Salaadii…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka WARBIXIN: Xirashada Jijimaha Iyo Dhallinyarada Muqdisho ka sheekeynta isbedellada ka muuqda bulshada Soomaaliyeeed waxa ay u baahan yihiin waqti fara badan,maadaama aysan ahayn kuwa si sahlan looga hadli karo. Dhallinyarada ayaa ah kuwa ay sida weyn…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Derbiga Warta Nabadda Ee Jeenyo Iyo Banaadir, Billow Ilaa Dhammaad, Yaase Seegidoono Final-ka? Waxaa maanta lasoo geba gebeendoonaa Tartanka xiisaha badan ee Janeraal Daa’uud 2016, xili uu Fiinaalka yahay kii ugu adkaa shantii sano ee lasoo dhaafay. Gabagabada koobka Jeneraal Daa’uud waxaa iskaga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaradda Air Djabouti Oo Duulimaadkii Ugu Horreyay ka Bilowday Somalilad Diyaaradda Air Djabouti ee dalka Jabouti ayaa duulimaadyo ka bilawday magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera, duulimaad todobaadkii saddex jeer ah, iyagoo sidoo kalena lagu wado in diyaaraddu ka howlgasho magaalada Boosaaso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada NISA Oo Burcad Badeed Kasoo Badbaadiyey Haweeney Kenyaan Ah Wararka ka imaanaya degmada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa waxay sheegayaan in ciidamada nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed (NISA) qeybtooda ka howlgasha Galmudug ay soo badbaadiyeen haweeney Ajaaniib ah…