1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Iyo Wafdi Ka Socda UNOCHA Oo Ku Kulmay Garoowe Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Ahna Ku Simaha Madaxweynaha Cabdixakiin Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa maanta Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay saraakiil ka tirsan hay’adda UNOCHA. Saraakiisha uu Madaxweyne ku xigeenku ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka India: Maxkamad Dhageysatay Dacwad Loo Heysto Dhallinyaro Soomaaliyeed Maxkamad ku taalada dalka India ayaa dhegeysatay dood ku saabsan dacwadda loo haysto dhalinyaro Soomaaliyeed oo falal burcad badeednimo lagu soo eedeeyay. Dacwad oogaha dhallinyaradaasi iyo qareenka u doodaya dhallinyarada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Tartan Suugaaneed Lagu Soo Bandhigayo Hibada Hal-abuurka oo Ka Furmay Magaalada Hargeysa Magaalada Hargeysa waxa lagu daahfuray tartan suugaaneed u dhexeeya dhallinyaro kooxo ah oo ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka iyo hal-abuur suugaaneed ku tartamaya. Tartankan oo ay suurtogelisay wasaaradda warfaafinta iyo Akadamiyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Iskuullada Cabud-Waaq Oo Maalintii Labaad Xiran Degmada Caabudwaaq ee goolka Galgaduud waxaa gabi ahaan maalintii labaad hakad ku jira howshii dugsiyada waxbarasho ee ku yaal degmadaasi iyadoo sababta arintaasi keentana ay tahay dil degmadaasi ay kooxo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Ku Sugan Degmada Lambar 50 Oo Gurmad u Baahan Maamulka degmada Lambar 50 ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa walaac ka muujiyey xaaladda nololeed ee ay ku sugan yihiin barakacayaal dhowaan soo gaarey degmadaasi. Cali Nuur Axmed, guddoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska K/Galbeed: Annagaa Damaanad Qaadeyna Amniga Goobaha Doorashooyinka Taliska Booliiska maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in iyagu ay damaanad qaadayaan amniga guud ee goobha doorashooyinka ka dhacayaan ee maamulkaasi iyo sidoo kale musharraxiinta ku sugan Baydhabo. Taliyaha Booliiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Soo Bandhigtay Haweeney Kenyaan Ah Oo Burcad Laga Soo Furtay Dowlad goboleedka Galmudug ayaa Cadaado ku soo bandhigay Haweney la sheegay in ay soo bad-baadiyeen Nabad sugidda taas oo muddo ay gacanta ku hayeen rag burcad ah. Loise Njoki Weru…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Ka Walaacsan Dib U Dhaca Doorashada, Handadaadda Murashaxiita Iyo Musuqa Warbixin ay soo saareen beesha caalamka oo ka kooban Midowga Afrika, Midowga Yurub, IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Ingiriiska iyo Mareykanka ayaa lagu sheegay in kooxdan ay ka walaacsan yihiin Musuq-maasuqa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo Beeniyay in Xogtii Doorashada 2017 ay Ka Luntay Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa beeniyay iney jiraan xogo la masaxay oo ka tirsan tan ay hayaan ee lagu galayo doorashada madaxtinimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yemen: Soomaali Lagu Siidaayey Madax Furasho Lacageed Maleeshiyo hubeysan oo u dhalatay dalka Yemen ayaa laga soo siidaayey 4 qof oo Soomaali ah, kadib markii lasiiyey madax furasho lacageed. Mid kamid ah ehlada dhallinyaradan Soomaaliyeed ee lagu…