2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Saaran Doomo Oo Gaarey Boosaaso Dadkii ugu dambeeyey ee kasoo barakacay magaalada Qandala ee gobolka Bari ayaa habeenkii xalay ahaa waxay doomo ku gaareen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolkaasi. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Diyaarado Duqeyn Ka Geystay Degmada Qandala Ee Bari Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa diyaarado dagaal oo gelinkii dambe ee shalay duqeyn ka geystay degmada Qandala ee gobolka Bari, halkaas oo ay ku sugan yihiin dagaalyahanno sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Farriin u Direy Saraakiishii Hore Ee Ciidanka Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo shalay xarigga ka jarayey Xaruntii Ciidamada Cirka ee Afisiyooni ee magaalada Muqdisho ayaa farriin u direy saraakiishii hore ee ciidamada Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Iyo Puntland Oo Heshiis Nabadeed Ku Kala Saxiixday Abuu-Dhabi Maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa la sheegayaa in ay heshiis nabadeed ku gaareen magaalada Abuu Dhubai kadib shir iyo heshiis ay dhex-dhexaadisay dowladda Imaaraadka Carabta. Shirkan labada dhinac ay heshiiska…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ingiriiska Oo Niyad-Jab Ka Muujiyay Dib U Dhaca Doorashooyinka Somaliland Sarkaal sare oo ka tirsan safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa sheegay in caalamka uu niyad-jab ka muujiyay dib u dhaca doorashada Soomaaliland kuwaas la rabay in ay ka dhacaan Somaliland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Xallinta khilaafaadka Oo Amray In La Joojiyo Diiwaan-gelinta Doorashooyinka Puntland Guddiga xallinta khilaafaadka ayaa amray in la joojiyo diiwaangelinta doorashada Puntland, arrintan ayaa timid saacado uun kadib markii guddiga doorashada heer maamul goboleed ay sheegeen in 12 beelood ergadooda la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ardey Deeq Waxbarasho Ka Helay Sudan Oo Maanta Ka Dhoofey Muqdisho Maanta oo Talaado ah waxaa magaalada Muqdisho ka ambabaxay ardey Soomaaliyeed oo deeq waxbarasho ka helay dalka Sudan, waxaana ardeydan yihiin kuwii sanadkan dhammeystay dugsiyada sare oo ay imtixaanka ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Oo Loo Gudbiyey Kiisas Badan Oo Dacwo Ah Guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka dadban ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey xal ka gaarista tabashooyinka ay qabaan musharraxiinta. Guddoomiyaha guddigaasi C/risaaq Barre Jaamac oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muumullada Hirshabelle Iyo Jubbaland Oo Loogu Baaqey Ilaalinta Qoondada Haweenka Caasha Cabdulle Siyaad oo kamid ah haweenka Soomaaliyeed ayaa iyadoo wareysi siisey Goobjoog News, waxay ugu baaqday maamullada Hirshabelle iyo Jubbaland iney ilaaliyaan qoondada Haweenka ee 30%. Waxay sheegtay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ka Qeylo Dhaamiyey Abaarta Gedo Gobolka Gedo waxaa ka jira abaar saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada, iyadoo abaartan ay guud ahaan saameysay gobolkaasi. Waxgaradka Gedo ayaa ku baaqaya in gurmad degdeg ah lala gaaro…