1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Iyo Galmudug Oo Maxaabiis Is Dhaafsadey Ganacsatada iyo waxgaradka gobolka Mudug ayaa ku guuleystay in maamullada Puntland iyo Galmudug ay is dhaafsadaan maxaabiis ay ku kala haysteen magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Puntland ayaa sii deysay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuqii Xoolaha Ee B/weyne Oo Xirmay Waxaa xirmay gabi ahaanba suuqa ugu weyn ee lagu iibiyo xoolaha, magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kadib saameyn kasoo gaartay qaraxii 25-kii bishan ka dhacay magaaladaasi. Waxaa burburay dhammaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Doorashooyin Ku Qabaneysa Dhuusamareeb Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmada Dhuusamareeb ayaa kasoo horjeestay doorashooyinkii aqalka sare ee dhowaan lagu qabtey magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ah madaxweynaha maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Magaalada Gaalkacyo Wararka saakay ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi laga dareemayo dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay kala wadaan maamullada Puntland iyo Galmudug. Dagaal saacado kooban…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caabud-waaq: Gacan Ku Dhiigle Macallin Dilay Oo La Qabtay Magaalada Caabud-waaq waxaa maanta ka dhacay dibad baxyo lagu soo qabtay nin gacan ku dhiigle ahaa oo khamiitii halkaas ku dilay macalin Iskuul, sababta waxaa lagu sheegay aano qabiil. Khadar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-Bashiir: Waxaan Hirgelinnay Nidaam Maaliyadeed oo aan Dunida Horey loogu Arkin Madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Xasan al-Bashir ayaa xaqiijiyay in dalkiisu uu dhigay aasaaska nidaam cusub oo lagu ilaalinayo lacagta dowladda, musuqmaasuqana lagula dagaalamayo, waxa uu yiri, “Waa nidaam aan dunida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Fededraalka Oo Cambaareysay Gantaal Ay Xuutiyiinta Ku Tuureen Magaalada Makkah War-saxaafadeed kasoo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyey gantaaal habeenkii Jimcaha ay kooxda xuutiyiinta ku tuurtay magaalada barakeysan ee Makka Al-mukarrama. Waxaa lagu sheegay War-saxaafadeedka in dowladda Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas: Federaal, Daacish Iyo Al-shabaab Ayaa Nagu soo Duuley Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in dagaallada ka dhaca deegaannada maamulkaasi ay isku soo garabsadeen dowladda Federaalka, Al-shabaab, Daacish iyo maamul goboleedyo uu sheegay in aaney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Siilaanyo oo La Kulmay Ra’isul Wasaaraha Dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa safar ugu amba baxay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia waxa uu halkaas kula kulmay Ra’ysal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn, iyadoo safarkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharraxiinta Xubnaha Aqalka Sare Ee Hirshabelle Oo Maanta Lagu Dhowaaqayo Maanta oo sabti ah ayaa lagu wadaa in lagu dhowaaqo musharraxiinta xubnaha aqalka sare ee maamulka Hirshabelle, iyadoo loo gudbin doono guddiga doorashooyinka dadban. Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali C/laahi Cosoble…