2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sool Iyo Sanaag: Abaaro Ay Dadka Iyo Duunyada U Dhimanayaan Ayaa Ka Jira Abaaro daran oo saameeyay dadka iyo duunyada ayaa laga soo sheegayaa gobollo ka tirsan waqooyiga Soomaaliya. Gobollada ay abaarta xooggan ka jirto waxaa kamid ah Sool iyo Sanaag ee waqooyiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Galmudug Oo Ka Hadlay Xaaladda Magaalada Gaalkacyo Saraakiisha maamulka Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay maxaabiis ay ku qabteen dagaalka galbeedka Gaalkacyo. Saraakiishu waxay sidoo kale Goobjoog News faahfaahin ka siiyeen aagga dagaalka oo ay isku horfadhiyaan ciidankooda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobolka Mudug Ee Puntland Oo Ku Baaqay Wada Hadal Nabadoon Daahir Dhangad oo kamid ah waxgaradka gobolka Mudug ee Puntland ayaa ka hadlay xiisadda dagaal ee weli ka taagan galbeedka magaalada Gaalkacyo. Wareysi uu siiyay Goobjoog News ayuu baaq…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Oo Sheegay Inay Hayaan 1219 Cabasho Ah Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Dadban ayaa sheegay in Cabashooyinka ay Hayaan ay u badan yihiin kuwa musharixiinta oo sheegaya in loo Caga jugleeyn Amni ay la kulmaan. Guddoomiyaha Gudigaasi DR.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Saxiixday Cahdiga Ka Mid Noqoshada Ururka IORA Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. C/salaan Hadliye Cumar waxa uu saxiixay cahdiga Ururka mideeya wadamada dhaca badweynta Hindiya ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Shacabka Ku Bogaadiyey Dib u Dhiska Dalka Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah waxa uu xariga uga jaray wadada wadnaha ee magaalada Muqdisho, taasi oo dhowaan uu dib u dhisay maamulka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Cusub Ee Hiiraan Iyo Guddiga Amniga Gobolkaasi Oo Kulmay Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo guddiga amniga ee gobolkaasi ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Kulankaan ayaa looga hadlayey amniga guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Jabuuti Iyo Saraakiil Ciidan Oo Gaarey B/weyne Maanta oo Khamiis ah waxaa magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaarey safiirka Jabuuti ee Soomaaliya Aadan Xasan Aadan iyo saraakiil ciidan oo Jabuuti. Taliyaha ciidamada Jabuuti Sakariye Sheekh Ibraahim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Warar goor dhow nasoo gaarey ayaa sheegaya in rag hubyesan oo loo maleynayo iney ka tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab ay Saddex Askari ku dileen Isgoyska Ex-control Balcad ee magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Qof Oo Lagu Diley Degmada Tiyeeglow Ee Bakool Wararka ka imaanaya degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool ayaa waxay sheegayaan in xarakada Al-shabaab ay halkaasi ku dileen Labo qof oo la sheegay iney ahaayeen dad shacab ah. Al-shabaab, waxay…