2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Gargaar U Qeybiyay Dadkii Ka Barakacay Dagaallada Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa todobaadyadii la soo dhaafay isaga barakacay kumanaan shacab ah oo ka cararay colaadda ka taagan magaalada Gaalkacyo. Dadkani ayaa ku barakacay degaanno dhowr…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka 6 Qodob Oo Galkacyo Uga Dhalan Karto Nabad Waarta Gobolka Mudug, waaa gobolka ugu colaadda badan dalka Soomaaliya xilligan la joogo, dadka Galkacyo iyo deegaannada ku dhow ku nool, dhegta ayey kor u hayaan xilli walba, Daacish, qaraxyada iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Faarujiyey Degmada Tiyeeglow, Bakool Wararka ka imaanaya degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay faarujiyeen ciidamada Itoobiye oo shalay si horudhac ah u sheegay in degmadaasi ay ka bixi doonaan.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Q.M Oo Daacish Ku Eedeysay Falal Ka Baxsan Banii’aadamnimada Mas’uuliyiin ka tirsan qaramada midoobay oo qaabilsan dhanka xaquuqul insaanka ayaa waxay sheegayaan iney heleen warbixinno ku saabsan iney galeen falal-ka dhan ah bani aadanimada ururka daacish xilli ay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gaalkacyo Oo Codsaday In Ciidanka La Kala Qaado Waxgaradka Magaalada Gaalkacyo Oo Ku Baaqay In La Kala Qaado Ciidamada Galmudug Iyo Puntland Ee Isku Horfadhiya Duleedka Magaaladaasi Waxgaradka magaalada Gaalkacyo ayaa wada dadaallo nabadeed oo ay ku doonayaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Ismaaciil Hurre Buubaa oo Xisbiga Kulmiye Ku Dhaliilay Siyaasad Xumo Pro. Ismaaciil Hurre Buubaa wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, hadana ah xubin ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa xisbiga Kulmiye ee maamula Somaliland waxa uu ku dhaliilay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Farqiga u Dhaxeeya Qorayaasha Da’da Yar Iyo Kuwa Waayo Joogga Ah Inaad qorto Buug Ama maqaal dadka raali galiya waxa ay u baahan tahay dadaal dheeraad ah oo Sanadahan dambe waxaa soo kordhay dhallinyaro dhiiranaan Buug qoris la imaanaysa. Inta la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Dagaalka Gaalkacyo Halagu Bedalo Wada Hadal Maamulka Jubbaland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaallada kusoo noqnoqday magaalada Gaalkacyo ee u dhaxeeya maamullada Puntland iyo Galmudug. Madaxweyne ku xigeenka Labaad ee maamulkaasi Suldaan C/qaadir Luga Dheere…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamad Ku Taalla Maraykanka Oo Dambi Ku Heshay Haween Soomaali Ah Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ayaa waxaa mar kale kasoo muuqday haween Soomaaliyeed oo lagu eedeeyey iney xiriir dhow la leeyihiin Xarakada Al-shabaab ee Soomaaliya. Maxkamadda gobolka Virginia ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Magaalada Kismaayo, J/hoose Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Bam oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Fariisin ay ciidamada ammaanka Jubbaland ku lahayeen magaaladaasi…