1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Sameeyay B/weyne Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa habeenkii xalay ahaa waxay howlgal ballaaran ka sameeyeen magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasi oo shalay uu ka dhacay qarax xooggan.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliska Gobolka Hiiraan Oo Ka Hadlay Khasaaraha Qaraxii Baladweyne Taliyaha booliska gobolka Hiiraan ee dowladda Soomaaliya Col. Isxaaq Cali Cabdulle ayaa Goobjoog News faahfaahin ka siiyay weerar loo adeegsaday gaari oo ka dhacay xarun ay ciidanka AMISOM ku leeyihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Cambaareeyay Qaraxii B/weyne Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii ismiidaaminta ee maanta ka dhacay galbeedka magaaladda Beledwyeyne. “Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun, waxaan tacsi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Faahfaahin Ku Saabsan Maxaabiista Ay Galmudug Soo Bandhigtay Maxaabiistani oo ay soo bandhigtay Galmudug waxaa ay gaarayaan illaa seddex askari oo qaarkood ay ka muuqatay dhaawacyo dagaallada ka soo gaaray jirkooda. Mid kamid ah raggii maanta Gaalkacyo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Gaari Loo Adeegsaday Oo Goor Dhow Ka Dhacay Baladweyne Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qarax loo adeegsaday gaari uu ka dhacay saldhigga ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin halkaas gaar ahaan kuwa Jabuuti.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Maxaabiis Kusoo Bandhigtey Gaalkacyo Saraakiisha ciidanka Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigey maxaabiis laga qabtay Puntland oo dagaalka galbeedka Gaalkacyo intii uu socday gacanta lagu dhigey. Maxaabiistani dagaalka lagu qabtay ayaa tiradooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Mandhera Oo Kordhay Waxaa kordhay khasaaraha ka dhashay weerar ay habeenkii xalay ahaa ciidamada Al-shabaab ka geysteen magaalada Mandhera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya. Saraakiisha Booliiska ee magaaladaasi ayaa u xaqiijiyey warbaahinta in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabelle Oo Baaq u Diray Galmudug Iyo Puntland Maamulka Hirshabelle ayaa baaq nabadeed u diray maamullada Puntland iyo Galmudug oo ciidankooda ku dagaallamayaan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Cali Cabdullaahi Guudlaawe oo la hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jamaal Cali Xuseen “Musharax La Kala Dhaco Ma Aynaan Arki Jirin” Murashax Jamaal Cali Xuseen iyo garabka uu hoggaamiyo ee xisbiga mucaaradka ee Ucid ayaa muujiyay sida ay uga xunyihiin tanaasul la’aanta garabka guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo ay isku hayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Ka Baxaya Degmo Ka Tirsan Bakool Saraakiisha ciidamada maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay dhowaan ay ka bixi doonaan degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool. Cali Aadan oo ah taliyaha Booliiska Koonfur Galbeed ee…