2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo Madaxweyne Xasan Ku Eedaysay Inuu Iska Indho Tirayo Rabitaanka Shacabkeeda Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Sacad Cali Shire oo shir Jaraa’id ku qabtay maanta magaalada Hargeysa ayaa ku eedeeyay madaxweynaha dawladda Federalka ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu iska indho tirayo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Oo Ka Feejigan Musuq Lagu Sameeyo Doorashooyinka Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal ayaa sheegay iney ka feejigan yihiin musuq lagu sameeyo doorashooyinka madaxtininmo ee dhowaan dalka ka dhici doona. Guddoomiyaha guddigaasi Abukaate Cumar Maxamed Maxamed Cabdulle…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Human Rights Watch oo War Ka Soo Saartay Haween La Sheegay in Lagu Kufsaday Xabsiga Gabiley Hay’adda u doodda xaquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa qoraal ay soo saartay waxay ku sheegtay in haween ku jira xabsi ku yaalla magaalad Gabiley loo gaystay tacadiyo kufsi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faroole “Madaxweyne Xasan Ha Yimaado Gaalkacyo” Madxweynihii hore ee Puntland haatanna ah Senator ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ugu baaqay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu tago magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Ka Socda Gaalkacyo Faah faahin horudhac ah ayaa laga helayaa dagaal xooggan oo saakay oo Isniin ah dib uga billowday magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kaasi oo u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Galmudug.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobolka Mudug Oo Ku Baaqay Joojinta Dagaalka Gaalkacyo Waxgaradka gobolka Mudug ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaallamaya magaalada Gaalkacyo iney joojiyaan dagaalladan oo ay u turaan shacabka ku nool magaaladaasi. Nabadoon Axmed Aadan Samatar oo kamid ah waxgaradkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Ku Baaqday In Loo Gurmado Shacabka Ka Barakacay Gaalkacyo War-saxaafadeed kasoo baxay maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay in xaalad bini’aadannimo ay ka jirto magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, gaar ahaan dadka ku sugan duleedyada magaaladaasi. Galmudug ayaa sheegtay iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: Xaasaska Al-shabaab Oo Laga Joojiyey Musaafurinta Maamulka degmada Baardheere ayaa ka laabtey go’aan ay dhowaan kasoo saareen xaasaska ay qabaan ragga ka tirsan Al-shabaab ee ku nool degmadaasi. Kulan ay degmada Baardheere ku yeesheen maamulka degmadaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Saakay Ka Socda Magaalada Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi saakay uu dib uga billowday dagaallo u dhaxeeya ciidamada maamullada Puntland iyo Galmudug. Goob joogayaal ku sugan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Fartaag: Waxa Gaalkacyo Ka Dhacaya Looma Dulqaadan Karo Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Jubbaland, haatanna ka mid ah xubnaha aqalka sare C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa si kulul uga hadlay dagaallada ka socda magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.…