1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Dowladda Iyo AMISOM Oo Faarujiyay Degaanka Halgan Ee Gobolka Hiiraan Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ee Itoobiya ayaa isaga baxay degaanka Halgan ee gobolka Hiiraan. Wararka ka imaanaya degaanka Halgan ayaa sheegaya in ciidamada huwanta ah ay saaka banneeyeen dhammaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mudug: Dhallinyaro Dadka Dhici Jiray Oo Lagu Qabtay Bacaadweyn Ciidamada ammaanka deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug ayaa ku guuleystay iney gacanta ku dhigaan dhallinyaro la sheegay in habeenkii ay dadka ka dhici jireen Taleefannada gacanta ah. Guddoomiyaha deegaankaasi Fu’aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Badeedda Soomaalida Oo Sii Daayey 26 La Heystayaal Ah Xafiiska Qramada midoobay ee la dagaalanka maan-dooriyaha iyo denbiyada ayaa waxa uu sheegay in la siidaayey 26 qof ku waas oo la socday markab lagu magaacaabo Nahaam AF3, dadkaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Nabad Diid Ayaa Nagu Soo Weeraray Gaalkacyo Maamulka Puntland ayaa ka hadlay dagaalladii shalay gelinkii dambe illaa xalay fiidkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. Wasiirka Howlaha guud iyo guriyeynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Ka Hadlay Maqaamka Muqdisho Madaxweynaha dowladda Federaallka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay maqaamka magaalada Muqdisho, isaga oo khudbad ka jeedinayey munaasabaddii shalay lagu caleemo saarayey madaxweynaha maamulka Hirshabelle. Waxa uu madaxweynaha sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Soo Dhoweysay Maamulka Cusub Ee Hirshabelle War-saxaafadeed kasoo baxay maamulka Puntland ayaa lagu soo dhoweeyay maamulka cusub ee Hirshabelle, kaasi oo ka arrimin doona gobollada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe. Waxaa war-saxaafadeedka lagu sheegay in Puntland ay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qalabyada Casriga Ee Wax Lagu Daabaco Oo Saameeyey Farshaxanleyda Soomaaliyeed Soomaalidu waa dad leh xigmad durugsan iyo farshaxan taariikhi ah, taasoo ay bulshada dunidan guudkeeda kula nool ay kaga duwan yihiin. Sawirrada gacan ku sameyska ah ee farshaxan-yahanada Soomaliyeed ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Saakay Laga Soo Sheegayo Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in saakay oo Axad ah halkaasi ay ka jirto xiisad dagaal oo u dhaxeysa maamullada Puntland iyo Galmudug. Ciidamo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubnaha Aqalka Sare Ee Somaliland Oo La Laalayo Xubnaha Somaliland u matali lahaa aqalka sare ee Soomaaliya ayaa la sheegayaa in la baabi’in doono oo doorashadooda ay meesha ka baxesyo, sida ay Goobjoog News u sheegeen ilo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Goor Dhow Ka Billowday Gaalkacyo War degdeg ah oo hadda naga soo gaarayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in galbeedka magaaladaasi uu ka qarxay dagaal xooggan. Dagaalka oo u dhaxeeya ciidamo kala taabacsan maamullada Galmudug iyo…