1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Caawa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa caawa fiidkii ku qarxay inta u dhaxeysa Isgoyska Boondheere iyo taalada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho. Gaarigan ayaa la sheegay inuu ku ag…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dr. Maxamud Culusow Oo Madaxweynnimada Isu Sharaxay, Waa Kuma Culusow? Waxaa Maanta xilka madaxweynimada isu soo sharaxay Dr. Maxamud Maxamed Culusow, waxaa uu qeyb ka noqon doonaa murashaxiin ilaa 15 ka badan oo sanadkan u taagan doorashada 2016 ka.- Dr.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ajaanib Afduub Loogu Heystay Gobolka Mudug Oo Gaalkacyo Maanta Laga Dhoofiyay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa maanta laga dhoofiyay shaqaale ajnabi ah oo muddo qaab afduub ahaan ah loogu heystay dhulka miyiga ah ee gobolka Mudug. Ajaanibtani oo afduub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan: Dagaalka Lagula Jiro Al-shabaab Waa Mid Qaran Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dagaalka lagula jiro Al-shabaab uu yahay mid qaran, islamarkaana aanu cidna gaar u ahayn. Madaxweynaha oo wareysi siiyey warbaahinta dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cutubkii Ugu Horreeyay Ee Ka Socda Ciidanka AMISOM Oo Gaaray Cadaado Cutubkii ugu horreeyay oo ka tirsan ciidamada midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta gaaray magaalada Cadaadoo ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug. Ciidamadani oo tira ahaan gaaraya ku dhowaad boqol askari…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Dowladda Oo Dib U Qabsaday Lambar Konton Maamulka Lambar Konton ayaa Sheegay Inay Dib U Qabsadeen Halkaas Kadib Markii Ay Shalay Ka Soo Baxeen. Wararka ka imaanaya degaanka Lambar Konton ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqaale u Dhashay Dalalka Jarmalka iyo Denmark oo Ka Baxay Somaliland Shaqaale u kala dhashay Waddamada Jarmalka iyo Denmark ayaa Labadii maalmood ee ugu dambeeyey waxay ka baxayeen magaalada Hargeysa ka dib digniino xagga amniga ah oo ay ka Heleen wadamadooda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Somaliland oo Bixisay Lacagihii Doorashada Madaxtinimo ee 2017 Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa amar ku bixiyay in la bixiyo oo guddiga doorashooyinka lagu wareejiyo lacagihii ku baxayay doorashada madaxweyne-nimada, si aanuu u iman dib u dhac…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Dowladda Turkiga Oo Basas Aan Xabaddu Karin Ugu Deeqday DF Dowladda Turkiga ayaa Basas Nooca aan rasaasta Karin ah ugu deeqday Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxaana kala wareegay Basaskan Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Dalka Turkiga Amb Cabdullaahi Maxamed Cali…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Musharraxa Madaxweyne Ku xigeenka Xisbiga Waddani oo Dhaliillo loosoo Jeediyay Axmed Muumin Seed oo u tartamayay murashaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga Waddani ee shalay looga guuleystay doorashadii xisbiga Waddani, odayaal dhaqmeed iyo aqoonyanno ayaa dood ka keenay qaabka ay u…