1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Shacab Kenyan Ah Ku Dilay Mandhera Ciidamo ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar ka geysteen degmada Mandhera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, halkaasi oo khasaare kala duwan uu ka dhashay. Inta la…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Halkee Ayey Mareysaa Doorashada Labada Aqal Ee Somaliland Iyo Hirshabeelle? Guddiga Doorashada Oo Ka Jawaabey Beelaha Soomaaliyeed iyo maamullada dalka ka jira ayaa inta badan soo gudbiyay ergada doorashada ee Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya dooran doonto 2016-ka. Sida ay Goobjoog News u sheegeen guddiga doorashada dadban…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maqaamka Magaalada Muqdisho (Gobolka Banaadir), Yay u tahay goob doorasho (Constituency)? Arrintani waxa ay noqotay mid looga doodo waxa loo yaqaano fadhi ku dirirka iyo warbaahinta Soomaaliyeedba,waxayna ku salaysan tahay doodu ama nuxurkeedu yahay. Muqdisho oo Caasimad ah yaa maamuli doona…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Dugsiga Daa’uud Buule Oo Dalbaday In Dib Loo Bilaabo Waxbarshada Maamulka dugsiga Daa’uud Buule oo waxbarashadiisu ay hakad ku jirto mudo ka badan sanada oo wasaaradda waxbarashada ka dalbaday in dugsiga dib loo howgaliyo. Maamulaha Dugsiga hoose dhexe ee Daa’uud …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Saakay Ka Jira Magaalada Gaalkacyo? Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa saakay jawi ahaan ah mid ka deggan maalmihii lasoo dhaafay oo halkaasi dagaallo ay ka dhaceen. Goob joogayaal ayaa u sheegay Goobjoog News in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Ciidamo Kale Oo Ka Socda AMISOM Ayaa Maanta Gaaray Ciidamo ka socda midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta mar kale gaaray magaalada Cadaado oo dhowaan la filayo inay ka billowdaan doorashooyinka aqalka hoose ee dowladda cusub. Madax ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suldaan Beyle: “Cabdiweli Gaas Ayaa Ka Dambeeya Dagaalka Magaalada Gaalkacyo” Suldaan Cabdicasiis Cumar Daad(Suldaan Beyle) oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay dagaallada iyo colaadda ka socota magaalada Gaalkacyo. Suldaan Beyle ayaa sheegay in ay ka xun…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Gaas Oo Dagaalka Gaalkacyo Ku Eedeeyay Dowladda Federaalka Madaxweynaha maamulka Puntland DR. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalmahan ka maqnaa dalka ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Madaxweynaha ayaa saxaafadda markii uu kula…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Howlgallo Ka Wado Gobolka Hiiraan Ciidamada Itoobiya ayaa howlgallo ka wado degaanno ka tirsan gobolka Hiiraan halkaasoo la soo sheegayo in ciidamada ay diideen isa socodka dadweynaha iyo baabuurta. Ciidamadani Itoobiya ayaa ah kuwii shalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ku Dhowaad 10 Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaalka Gaalkacyo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal culus oo saakay ka billowday magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kaasi oo u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo kuwa Galmudug. Dagaalkaan ayaa ka billowday…