1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Galmudug Oo Is Casilay Wasiir ku xigeenka wasaaradda Bay’ada, Dhirta iyo Daaqa ee maamulka Galmudug C/fitaax Maxamuud Axmed, ayaa maanta oo Sabti ah wuxuu ku dhowaaqay in uu iska casilay xilkaasi. C/fitaax oo wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Magaalada Gaalkacyo Dagaallo u dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo Galmudug ayaa ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kuwaasi oo geystay khasaare kala duwan. Maanta oo sabti ah wararkii ugu dambeeyay ee ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: 3 Qof Oo Lagu Dilay Degmada Saakow, J/dhexe Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Saddex ruux oo shalay Xarakada Al-shabaab ay ku toogteen fagaare ku yaalla degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe. Al-shabaab ayaa raggan ay dileen waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Ganacsato Lagu Eedeeyay Iney Taageeraan Al-shabaab Maamulka degmada Mandhera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegay in qaar kamid ah ganacsatada gobolkaasi ay taageero siiyaan Xarakada Al-shabaab. Fredrick Shisia oo ah taliyaha Booliiska Mandhera oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Muwaadiniintiisa Uga Digey Iney u Safraan Itoobiya Dowladda Maraykanka ayaa muwaadiniinteeda waxay uga digtey iney xilligan u safraan dalka Itoobiya oo rabshashado xooggan ay ka socdaan. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Maraykanka ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal Lagu Weerarey Badda Liibiya Rag hubeysan oo loo maleynayo iney ka tirsan yihiin ciidamada dalka Liibiya islamarkaana watey doon dheereysa ayaa weerar ku qaadey Tahriibayaal saarnaa doon ka sameysan Caag, kuwaasi oo ka baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Oo Baaq u Diray Maamulka Hirshabelle Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa war-saxaafadeed uu soo saarey waxa uu kaga hadlay arrimo la xiriira doorashooyinka aqalka sare, waxaana guddiga uu baaq u diray maamulka Hirshabelle. Ugu horreyn guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabelle Oo La Caleema Saarayo Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali C/laahi Cosoble ayaa lagu wadaa in lagu caleemo saaro magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha dhexe, iyadoo qaban qaabada munaasabaddan aad looga dareemayo magaaladaasi. Maanta oo…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Af-gambigii October 21….47 Kadib Kacdoon Ma Loo Baahan Yahay?!! 47 sano ayaa ka soo wareegatay inqilaabkii aan dhiigga ku daadan ee October 21, 1969-kii, Siyaad Barre iyo ciidamo ka amar qaata ayaa dalka xoog ku qabsaday maalmo kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Xaalad Deganaansho Ah Oo Maanta Laga Dareemayo Magaalada Gaalkacyo Sida ay sheegayaan wararka ay Goobjoog News ka heleyso magaalada Gaalkacyo waxaa maanta oo Jimco ah laga dareemayaa xaalad deganaansho ah kadib markii dagaal uu shalay dib uga qarxday duleedka…