2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay in Moorgan Laga Reebo Aqalka Sare ee BF Soomaaliya Guddoomiyaha guddida dabagalka dhibaatadii ka dhacday waqooyiga Soomaaliya xiligii dagaalladii sokeeye ee SNM iyo dawladdii Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre, Axmed Cabdi Like ayaa ku baaqay inaan xubnaha aqalka sare ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Billowday Magaalada Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi uu ka billowday dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada maamullada Puntland iyo Galmudug. Wariyaasha Goobjoog ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Soo Dhoweeyey Doorashadii Aqalka Sare Ee Jubbaland Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa soo dhoweeyey doorashadii shalay ka dhacday magaalada Kismaayo, ee xildhibaannada maamulkaasi ku doorteen xubnaha aqalka sare ee dhankooda matali doona. War-saxaafadeed kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kumanaan Qoys Oo Ka Barakacay Abaaro Ka Jira Gobolka Sool Wararka naga soo gaaraya degaanno kamid ah gobolka Sool ee waqooyiga Soomaaliya ayaa sheegaya in dadkii deganaa degaannadaasi ay isaga hayaamayaan iyagoo gaaraya degaanno kale oo isla gobolkaasi ah iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Dhaliilay Doorashadii Aqalka Sare Ee Ka Dhacday Kismaayo Mid kamid ah aqoonyahannada kasoo jeeda gobolka Gedo laguna magacaabo Ibraahim Maxamed Cabdulle ayaa kasoo horjeestay doorashadii aqalka sare ee shalay ka dhacday magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Aqoonyahankani…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Lagu Eedeeyey Hurinta Colaadda Gaalkacyo Wasiir ku xigeenkii hore ee warfaafinta maamulka Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa hoggaanka Puntland ku eedeeyay inay ka dambeeyaan hurinta colaadda Gaalkacyo. Falagle oo hadda ku nool dalka UK ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Kasoo Barakacay Galbeedka Hiiraan Oo Soo Gaarey B/weyne Qoysas badan oo kasoo barakacay roobab dabaylo iyo daad wata oo ka da’ay deegaanno ku yaalla galbeedka gobolka Hiiraan ayaa soo gaaray magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Qoysaskan oo…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Maxay Aqalka Sare Ee Baarlamaanka, Muxuuse Qabtaa? Waxaa gobollada ka socda doorashada aqalka sare ee Soomaaliya, maamul goboleedyada waxaa ay ku tartamayaan qabsoomidda doorashada, hadaba doorashadaas kadib, isweydiinta waa: waa maxay Aqalka sare ee baarlamaanka, shaqadiisa sidee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Natiijada Doorashada Aqalka Sare Ee Koofur Galbeed Maamulka Koofur Galbeed ayaa noqday maamulkii sedexaad ee qabta doorashada aqalka sare, doorashada waxaa ay u dhaxeysaa ilaa 16 murashax. Tartanka doorashada aqalka sare aad u adkaa, dadka ilaa iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Natiijada Doorashada Aqalka Sare ee Jubbaland Doorashada Aqalka sare ayaa ka dhacday Jubbaland, doorashada waxaa ku tartamay ilaa 17 qof waxaa hoolka ku sugan 66 Xildhibaan oo Jubbaland, doorashadan waxaana laga rabaa in ay ka soo…