1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ban Ki-moon: Gacanta Burcad Badeedda Soomaalida Ajaanib Baa Ku Maqan Ban Ki-moon oo u waramayey golaha ammaanka ayaa sheegay in weli gacanta burcad badeedda Soomaalida ku maqan yihiin la haystayaal Ajaaniib ah. Wuxuu sheegay Mr Moon in ilaa 5 qof…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarumaha Lagu Iibiyo Cuntada Fudud Oo Kusoo Badanaya Cadaado Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug waxaa kusoo kordhaya xarumaha lagu iibiyo cuntada Fudud, kuwaasi oo hadda ah kuwo ku cusub magaalada. Waxaa la arkayaa dad badan oo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Siduu u Ekaanayaa Dhaqaalaha Mareykanka Haddii Hillary ama Trump Midkood Ku Guuleysto Doorashada? Doorashooyinka Mareykanka ayaa ka mid ah dhacdooyinka siyaasadeed ee ugu muhiimsan saameyntana ku leh dunida oo dhan, waxaan shaki ku jirin in dhinacyada dhaqaalaha iyo ganacsiga-gaar ahaan doolarka- iney saameyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tifaftirihii Wargeyska Xog Ogaal Oo Dib u Helay Xorriyadiisa Hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa dib xorriyadiisa u siisay tifaftirahii wargeyska Xog Ogaal Cabdi Aadan Guuleed oo muddo Labo cisho ah xirnaa. Xoghayaha ururka saxfiyiinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Intee La Eg Ayaa Ka Dhashay Dagaalkii Afgooye? Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa gelinkii dambe ee shalay ilaa xalay fiidkii waxa uu ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabelle Hoose, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Goor Dhow Ka Dhacay Degmada Afgooye Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in goor dhow halkaasi uu ka dhacay qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa islamarkaana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed Oo Afar Waddo Ka Dhagax Dhigey Cadaado (SAWIRRO) Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta magaalada Cadaado ka dhagax dhigey afar waddo kuwaasoo laga hirgelinayo gudaha magaaladaasi. Madaxweyne Guuleed oo ay la socdeen masuuliyiin ka tirsan Galmudug…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan Oo Soo Dhoweeyay Doorashadii Ka Dhacday Jowhar Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay soo dhoweynayaan doorashadii ka dhacday magaalada Jowhar ee maamulka Hirshabeelle State. Guddoomiye xigeenka siyaasadda iyo ammaanka ee gobolka Hiiraan Axmed Cismaan Cabdalla oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Weerar Al-shabaab Ka Geysteen Mandhera Ugu yaraan Hal qof oo shacab ah ayaa ku geeriyoodey weerar ay Xarakada Al-shabaab ka fulisay magaalada Mandhera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya. Saddex nin oo hubeysan islamarkaana soo xirtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Ma Joojineyno Dhismaha Maxjarka Gaalkacyo Maamulka Puntland ayaa sheegay in aysan joojin doonin dhismaha maxjarka magaalada Gaalkacyo, kadib dagaal ka dhashay dhismaha Maxjarkaasi. Wasiirka Deegaanka Puntland Cali Cabduulaahi warsame oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in…