1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle Cali Guudl-Laawe Xuseen Cali Guudl-laawe Xuseen ayaa goordhaw ku guuleystay jagada madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle, 86 cod ayuu helay halka Cali Xasan Taakow uu helay 10 cod, sidaa waxaa uu ku noqday madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali C/laahi Cosoble Oo Loo Doortay Madaxweynaha Hirshabelle Goor dhow waxaa soo gebogebowday doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabelle oo ka soconeysay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Waxaa xilkaan ku tartamayey musharraxiinta kala ah Cali C/laahi Cosoble iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle Oo Ka Billaabatey Jowhar Waxaa goor dhow magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ka billaabatay codeynta doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabelle. Cali Maxamed Caraale oo kamid ah musharraxiinta u taagnaa xilka madaxweynaha Hirshabelle ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Gobolka Hiiraan “Dib Ayaan Ugu laaban Doonnaa Degaannaddii Laga Soo Baxay” Col. Tawane Axmed oo ah taliyaha ciidanka dowladda ee gobolka Hiiraan ayaa markii ugu horreysay ka hadlay ka bixitaanka ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM ay isaga baxeen degaanno ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daadad Ku Rogmaday Degaanno Ka Tirsan Gobolka Hiiraan Xoolo aad u badan ayaa daadad ugu dhintay degaanno hoostago magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Saacadihii la soo dhaafay waxaa ka curtay degaanno ka tirsan gobolka Hiiraan roobka deyrta…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Rajo Fiican: Waa Aqoon Yahan, Bare Jaamacadeed Iyo Waalid Indhaha la’a Ustaad Maxamed Axamed Sheik Maxamuud waxa uu ka mid yahay barayaasha Soomaaliyed isagoo dhiga iskuulo iyo jaamacado ku yaallo dalka. Ustaad Maxamed Axmed waxa uu la’yahay aragga ama in dhaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobka Deyrta Oo Ka Curtay Degaanno Ka Tirsan Gobolka Hiiraan Saacadihii la soo dhaafay ayaa roobabka deyrta ah ay ka curteen degaanno kamid ah gobolka Hiiraan ee bartmaha dalkaan Soomaaliya. Degaannada ay ka billowdeen roobabka deyrta ah ayaa la soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi: 480 Milyan oo Doolar Ayaa Nooga Baxa Sanadkii Qaadka Cunistiisa Muuse Biixi Cabdi guddoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa sheegay in Somaliland si wanaagsan looga wadahadlo lacagaha faraha badan ee Qaadka ku baxa oo looga maarmi karo taageerada dhaqaale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Muuri, Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyey ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa wuxuu ka dhacay deegaanka Muuri ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaare kala duwan.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe oo Ka Hadlay Aqalka Sare ee BFS iyo Dagaallada Gaalkacayo Faysal Cali Waraabe oo ah guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaallada magaalada Galkacayo, isagoo aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliyana ku tilmaamay mid…