1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: 26,819 Oo Qaxooti ah Ayaa Doonaya In Soomaaliya Dib Ugu Laabtaan Hey’adda Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in ilaa 26,819 oo qaxooti Soomaali ah ay doonayaan in ay dib ugu soo noqdaan dalka Soomaaliya. Qaramada Midoobey waxaa ay kaloo sheegtay in tiro…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Oo Soo Dhoweeyay Doorashadii Aqalka Sare Ee Galmudug Guddiga doorashada hee Federaal ayaa soo dhoweeyay doorashadii 16-kii illaa 17-kii bishan ka dhacay magaalada Cadaado ee maamulka Galmudug kusoo doortay xubnaha u matalaya aqalka sare ee baarlamaanka. War-saxaafadeed kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Saakay Ka Cusub Magaalada Gaalkacyo? Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in saakay halkaasi laga dareemayo deganaanshiyo aan cago badan ku taagneen, kadib dagaallo maalmo socday oo ka dhacay magaaladaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabelle Oo Lagu Wado In Maanta La Doorto Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa lagu wadaa sida qorshaha yahay in maanta oo Isniin ah ay doortaan madaxweynaha maamulkaasi. Ammaanka guud ee magaalada Jowhar ayaa aad loo adkeeyay, waxaana socota…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Liiska Musharraxiinta Aqalka Sare War-saxaafadeed kasoo baxay beesha caalamka ayaa lagu sheegay iney aad uga walaacsan yihiin in musharraxiinta aqalka sare ee baarlamaanka lagu soo daro xubno ay sheegeen in ay ka qeybqaateen dagaallo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UN-ka: Galmudug Waxaan Ka Codsannay In Qeybdiid Laga Reebo Aqalka Sare Afhayeenka Michael Keating ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in Michael Keating uu warqad u diray madaxweynaha Galmudug kana codsaday in liiska aqalka sare laga saaro Cabdi Xasan Cawaale Qaydiid. Warqadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabad-Suggidda Oo Al-baabada Isugu Dhufatay Wargeyska Xog Ogaal Maxamed Maxamud Aden oo madaxa wargeyska Xog Ogaal ayaa Goobjoog News u sheegay in ciidamo ka tirsan nabad sugidda ay xalay albaabada isugu dhufteen wargeyska Xog-Ogaal. Maxamed waxaa uu sidoo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Ka Hadlay Ulajeedka Safar Madaxweyne Siilaanyo ee Dalka Ingiriiska Madaxweynaha Maamulka Somaliland iyo Wafti uu hoggaaminayay oo muddo 2 todobaad ah ku sugnaa dalka Ingiriiska ayaan la kulmin wax mas’uuliyiin ah oo ka tirsan dowladda Ingriiska iyadoo markii hore…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Puntland Oo Shaaciyey Waqtiga Ay Dhaceyso Doorashada Aqalka Sare Kulan degdeg ah oo maanta isugu yimaadaan xildhibaannada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa waxaa lagu shaaciyey waqtiga ay dhacayso doorashada xubnaha aqalka sare kaga soo aaddey Puntland. Waxa uu baarlamaanku isku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan Oo Sheegay In Howlgallada Ciidanka Ay Saameyeen Qoysas Badan Guddoomiye xigeenka arrimaha bulshada ee gobolka Hiiraan oo ka hadlayay xaaladda dadka barakacayaasha ah ee ku sugan gobolkaasi ayaa soo hadal qaaday howlgallada ciidan ee ka socda degaanno ka tirsan…