2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Iyo Liiska Sida Loo Kala Guuleystay Aqalka Sare Maamulka Galmudug ayaa noqday maamulkii ugu horeeyay ee daagfuro doorashada 2016-ka kadib markii sabtidii ka dhacday doorashada aqalka sare. Shan ka mid ah sideedda kursi ee maamulkaas u matali doonta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jowhar: Shirkii Hirshabeelle Oo Hakad Galay Iyo Kulamo Ka Socda Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya inuu hakad ku jiro shirkii maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Shirka ayaa waxaa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorka Dhallinyarada Ee Doorashooyinka Dalka Dhallinyarada Soomaaliyeed sanadkan waa kuwa dedaal badan geliyay sidii ay kaalin muuqata ay uga gali la’haayeen Hanaanka Doorashada ee sanadkan 2016 madaama Tirada 51 qof ee codeyneysa dhallinyarada ku leeyihiin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Culumada Magaalada Gaalkacyo Oo Ku Baaqday Joojinta Dagaallada Iyadoo weli magaalada Gaalkacyo ay ka taagan tahay dhankeeda galbeed colaad u dhaxeysa ciidamo kala taabacsan maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa isa soo taraya baaqyada nabadeed ee loo dirayo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaasha Dhaqanka Laascaanood oo Ku Baaqay Mudaharaadyo ka Dhan ah Xukuumadda Siilaanyo Madaxda dhaqanka magaalada Laascaanood ayaa sheegay in dadka ku dhaqan Laascaanood ay todobaadkan gudihiisa dhigi doonana banaanbax ballaaran oo ay kaga soo horjeedaan dhallinyaro toban ka badan oo ciidamada booliska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Drone Ah Oo Ku Dhacday J/hoose Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa waxay sheegayaan in shalay gelinkii dambe diyaarad nooca loo yaqaano Drone-ka ee wax basaasa ay ku dhacday deegaanka Qudus oo qiyaastii 45 Km…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warshaddii Shamiitada Berbara oo Dib Loo Howlgalinayo Warshadii Shamiitada ee magaalada Berbera ayaa la filayaa in dib loo kiciyo ka dib 25 sanno oo ay burbursanayd, warshaddan oo dhawr mar ganacsato isku dayday iney dib u habayn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beeraleyda Degmada Afgooye Oo Cabsho Ah Beeraleyda ku dhaqan degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa cabasho ka ah amni darri baahsan oo haysa, iyaga oo sheegay in dhibaato ay kala kulmaan rag ku labisan dareeska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xubnaha Ka Haray 8 Xubin Ee Aqalka Sare Oo Maanta La Dooranayo Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta oo Axad ah waxay dooran doonaa 3 xubin oo kamid ah xubnaha aqalka sare ee ka haray 8 Xubin ee kusoo aaddey maamulkaasi. Waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Billowday Qorshe Shaqo Loogu Abuurayo Dhallinyarada Maamulka Jubbaland ayaa billaabey qorshe ballaaran oo shaqo abuur loogu sameynayo dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Kismaayo oo ah xarunta gobolka Jubada Hoose. Magaalada Kismaayo waxaa tababaro dhanka farsamada…