1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxtooyada Soomaaliya Oo Lagu Eedeeyay Inay Lacago Ku Bixineyso Doorashada Hirshabeelle Musharrax Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hirshabeelle Cali Xasan Taakoow ayaa sheegay in Musuqmaasuq lagu sameeyey Doorashadii Guddoonka Baarlamaanka Maamulkaasi. Wuxuu sheegay in faragelin toos ah ay madaxtooyada Soomaaliya ku heyso maamul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Lagu Soo Dhoweeyay Garoowe Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyihii Degmada Buurhakaba Oo Ku Dhaawacmay Qarax Lagu Weeraray Wararka hadda naga soo gaaraya degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa sheegaya in qarax miino uu ka dhacay degmadaasi. Qaraxani miino ayaa ka dhacay guriga uu ku shaqeeyo maamulka degmada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Ka Hadashay Dhibaatooyinka Ugu Badan ee Horyaalla Bahdooda Cadaaladda Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland prof. Aadan Xaaji Cali Axmed oo ka xog warramay guud ahaan kiisaska bahda caddaaladda horyaalla ee dacwadaha ah, ayaa waxa uu si gaar ah u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 50,000 Oo Ka Barakacay Magaalada Galkacyo Qaramada Midoobey waxaa ay sheegeysaa in 11 qof ay ku dhinteen halka 50,000 ay ku barakaceen dagaal-ka maamullada Puntland iyo Galmudug ku dhexmaray magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug. Xafiiska Qaramada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Xoolo Dhaqatada Ah oo Ku soo Badanaya Gudaha Magaalada Laasnaacood Marka aad maraysid Waddooyinka Xaafadaha Laascaanood waxaa dhegahaaga ku soo dhacaya, heesaha geela, maaha geel la waraabinayo, mid la carraabinayo ee waa rag dhismo guri ku dhex jira oo badankoodu magaalooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Qorsheeyay Qarxinta Guri Ay Deggan Yihiin Soomaali Oo Lagu Xiray Maraykanka FBI-da dalka Mareykanka ayaa sheegtay in xukunno lagu ridayo Saddex nin oo qorsheynayey inay qarxiyaan dhisme ay deggen yihiin dad Soomaaliyeed. Saddexda nin ayaa magacyadooda lagu kala sheegay Curtis Allen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadeynta Dhallinyaro Soomaaliyeed Oo Ka Socota India Maxkamad ku taalla dalka India gaar ahaan Magaalada Mumbai waxaa ka socota dhageysiga dacwad loo haysto dhallinyaro Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay iney kamid yihiin kooxaha burcad badeedda Soomaalida. Maalintii Saddexaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Ay Qabaan Al-shabaab Oo Laga Eryey Baardheere Maamulka degmada Baardheere ayaa soo saarey ammar ah in haweenka ay qabaan ragga ka tirsan Al-shabaab kuna nool degmadaasi in ay degdeg uga baxaan degmadaasi. Waxa uu maamulka degmada Baardheere…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo La Kulmay Madaxweyne Guuleed Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaare oo maalintii shalay ahayd gaaray degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu la kulmay madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin…