1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sii Deysay Nin Britten Ah Oo Lala Xiriirinayey Al-shabaab Dowladda Kenya ayaa xorriyadiisa dib u siisey Tom James oo ah muwaadin u dhashay dalka Britten kaasi oo Labo cisho kahor ka xirey hoy uu ka deganaa magaalada Nairobi ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Jawaari Oo Gaarey Jowhar Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Xildhibaanno, Mas’uuliyiinta Sh/dhexe, Odayaal dhaqameed iyo xubno kale ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Cidna Laguma Wareejin Garoonka Hargeysa Maamulka Somaliland ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay in garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa maamulkiisa lagu wareejiyey dalka Isku tagga Imaaraadka carabta, kadib hadal hayn maaalmahan dambe arrintaasi ka taagneyd. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalalka Ku Bahoobay OPEC Ayaa Ka Shiraya Sidii Loo Dheelli Tirilahaa Sicirka Naftada Suuqyada Caalamka Wasiirrada Tamarka Dowladaha Qatar, Imaaraadka,Turkiga, Venezuela, Algeria iyo Ruushka ayaa kulan ku yeeshay Magaadla Istanbul ee dalka Turkiga Kulanka oo ahaa mid albaabada u xiranyahay waxa ay ka wada xaajoonayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Billowday Magaalada Gaalkacyo Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi uu goor dhow ka billowday dagaal u dhaxeeya ciidamada maamullada Puntland iyo Galmudug, kuwaasi oo geystay khasaare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaar Laga Soo Sheegayo Shabellaha Dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in deegaanno badan oo kamid ah gobolkaasi ay ka jirto abaar baahsan oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada. Degmada Raagaceelle…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashooyinka Iyo Casharro Laga Baran Karo Koofur Galbeed Doorashada dadban ee Soomaaliya 2016-ka, waa la isku bartay, madasha iyo guddiga doorashada dadban mid federal iyo mid dowlad goboleedba horay ayaa loo bartay, haatan waxaa la soo gaaray xiligii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Soo Wajahday Dadka Iyo Duunyada, Gobolka Gedo Biyo la’aan baahsan ayaa ka jirta degaanno ka tirsan Gobolka Gedo, kuwaasi oo saameyn ku yeeshay dadka iyo duunyada ku nool gobolkaasi. Nabadoon Maxamed Mukhtaar Ismaaciil oo kamid ah waxgaradka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Deegaanka Godinlabe, Galgaduud Ciidamo kala taabacsan Galmudug iyo Ahlu Sunna ayaa saaka isku horfadhiya degaanka Godinlabe ee gobolka Galgaduud. Deegaanka Godinlabe waxaa shalay dagaallo ay ku dhexmareen ciidamada Ahlu-sunna iyo kuwa Galmudug oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Dib u Dhac Ku Yimid Doorashada Xubnaha Aqalka Sare Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu waday in magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ka dhacdo doorashada xubnaha u tartamaya aqalka sare gaar ahaan qeybta Galmudug, hase ahaatee waxaa lasoo sheegayaa…