1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Lagu Eedeeyey In Hubka Ay Dalka Keento Lagu Iibiyo Muqdisho Hub badan oo ay keensatay dowladda Soomaaliya oo Qaramada midoobay ay ka war haysay ayaa laga iibiyey dad hubka ka ganacsada kuwaas oo si qarsoodi ah ama suuq madow ah…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Calanka Soomaaliyeed Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 62-sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay Calanka Soomaaliyeed,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Dhaliilay Guddiga Doorashada Dadban Ee Galmudug Odoyaal dhaqameed iyo waxgarad ku kulmay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay iney kasoo horjeedaan qaabka guddiga doorashooyinka dadban ee maamulka Galmudug ku wajahayaan soo xulista ergooyinka dooranaya xildhibaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhac Ku Yimid Jadwalka Doorashada Hirshabelle Dib u dhac ayaa ku yimid jadwalka doorashada maamulka Hirshabelle, kaasi oo dhowaan ay soo saartay wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya. Maanta oo ah 12-ka October, waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Kenya Oo Xiray Haween Soomaali Ah Boliiska dalka Kenya ayaa xiray qof haysta dhalashada dalka ingiriirska iyo Labo qof oo haween Soomaaali ah waxaana dadkaasi la xiray looga shakisan yahay inay tababarro siiyaan xarakada Al-shabaab islamarkaana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Rabshado Laga Baqayo Iney Ka Dhacaan Dalka Dr Congo Waxaa jirta qatar aad u xooggan oo kusoo fool leh xasiloonida dalka Dr Congo iyadoo qilaafka siyaasadeed ee ku aaddan mustaqbalka madaxweyne Joseph Kabila uu yahay mid aad u liita…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Ku Baaqday In La Joojiyo Dagaalka Gaalkacyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqday in sida ugu dhaqsiyaha badan loo joojiyo dagaallada u dhaxeeya maamullada Puntland iyo Galmudug ee ka socda magaalada Gaalkacyo. Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Laga Baqayo In Mar Kale Uu Ka Dhaco Gaalkacyo Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in saakay oo Arbaco ah halkaasi laga dareemayo xiisad dagaal oo u dhaxeysa maamullada Puntland iyo Galmudug. Ciidamo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada: Magacyada 6,528 Ergo Ayaa Naloo Soo Gudbiyey Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal oo gelinkii dambe ee maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in loo soo gubiyey qaar kamid ah magacyada ergada la doonayo iney…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Wakiilada Beesha Caalamka Uga Warbixiyay Hannaanka Doorashooyinka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatey wakiilada beesha caalamka u jooga dalka.…