2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Galmudug Oo Ka Digey Sii Socoshada Dagaallada Godinlabe Waxgaradka Galmudug ee ku sugan magaalada Cadaado ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxa ay ka hadleen dagaalladii shalay ka dhacay deegaanka Godinlabe ee gobolka Galgaduud. Waxay ka digeen sii socoshada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Garoowe Oo Dhaliil Loo Jeediyey Maamulka magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa ku eedeeyey shacabka ku dhaqan magaaladaasi iney kaalin ka qaataan nadaafad darrida ka jirta magaaladaasi. C/rashiid Ciise oo ah agaasimaha arrimaha bulshada dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Laga Dalbadey Iney Faah Faahiso Xarigga Muwaadin u Dhashay Britten Dowladda Britten ayaa ugu baaqday dowladda Kenya in faah faahin dhab ah ay kasoo bixiso muwaadin u dhashay dalkeeda oo ciidanka Kenya ku xireen magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Afhayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Gaaray Godinlabe Iyo Dagaal Halkaas Ka Socda Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed oo uu la socdo madaxweyne ku xigeenkiisa Maxamed Xaashi iyo wasiirro ka tirsan xukuumaddiisa ayaa gaaray degaanka Godinlabe. Dagaal ayaa dib uga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan: “Madaxweyne Xasan Ayaa Amray In Shir Siyaasadeed Aan Baladweyne Lagu Qabanin” Guddoomiye ku xigeenka dhanka siyaasadda iyo ammaanka ee gobolka Hiiraan ee dowladda federaalka ayaa ka hadlay amar laga soo saaray shirarka siyaasadeed ee lagu qabto magaalada Baladweyne. Axmed Cismaan Cabdulle(Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Ahlu Sunna Oo La Wareegay Degaanka Godinlabe Ee Gobolka Galgaduud Ciidamada Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa gudaha u galay maanta degaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud halkaasoo ay gacanta ku hayeen ciidanka Galmudug. Degaanka Godinlabe ayaa maalmahan waxaa isku hayay ciidanka NISA…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Liyuu Booliska Oo Weeraray Degaanka Kaxandhaale Warar degdeg ah oo iminka naga soo gaaray degaanka Kaxandhaale ee ku dhow xuduudda uu gobolka Galgaduud la leeyahay dalka Itoobiya ayaa ku warramaya in dagaal uu ka socdo halkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Seddex Qof Oo Lagu Dilay Gobolka Hiiraan Sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen dadka degaanka Xarakada Alshabaab ayaa seddex qof ku dishay degaanka Ceelcali ee gobolka Hiiraan halkaasoo ay shalay la wareegeen kadib ka bixitaankii ciidanka dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaallo Siyaabo Kala Duwan Uga Dhacay Gobolka Galgaduud Wararka ka imaanaya degaanno ka mid ah gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay ka jiraan xaalado dagaal oo wajiyo kala duwan leh. Dagaal u dhaxeeya ciidamo ka tirsan kuwa Nabad sugidda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Waddani oo si Rasmi ah u Shaaciyay Liiska Musharixiinta u Tartameysa Matalaada Xisbiga ee Doorashada Somaliland Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa kala reebay musharaxiintii faraha badneyd ee u taagnaa tartanka jagada musharaxa madaxweyne iyo ku xigeenkiisa gudaha xisbiga, doorashada madaxtimada Somaliland ee la filayo bilowga…