1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Dowladda Oo Joojiyay Shir Ka Dhici Lahaa Baladweyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta ciidamo ka tirsan dowladda ay weerar ku qaadeen halkii uu ka socday shir la sheegay in maamul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Save the Children Oo Sheegeysa In 7 Ilbiriqsi Kasta La Guursado Gabar Ka Yar 15 Gabar ka yar 15 sano ayaa la guursadaa 7 ilbiriqsi kasta, sidaa waxaa lagu sheegay warbixin ay daabacday Save the Children. Warbixintan waxaa la sheegay in gabadha lagu guursado xitaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayay Xoojinta Amniga Oo Ka Dhacay Cadaado(Sawirro) Wafdiga oo ka koobnaa abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Cali Baashi Maxamed Xaaji Cumar, Taliyaha guud ee AMISOM Jeneraal Cismaan Nuur Subagle, Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban Mudane Cumar Cabdulle (Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Magdhaw Ka Bixin Doonta Dilalka Ay Ka Geysto Soomaaliya AMISOM ayaa la sheegayaa in 3 bil gudahood ay soo gababeyn doonaan magdhawga la siinayo rayid ay ciidamadooda ku dileen gudaha Soomaaliya. Jide Okeke, oo ka mid ah saraakiisha AMISOM…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Waxaa Nasoo Weeraray Galmudug Iyo Dowladda Federaalka Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya iney ka qeybqaadatey dagaalladii shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. War-saxaafadeed kasoo baxay maamulkaasi ayaa lagu sheegay in ciidanka xoogga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degaanka Ceelcali Oo Ka Hadlay Sababta Ay Uga Soo Baxeen Degaankaasi Maamulka degaanka Ceelcali ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in sababo dhaqaale awgood ay kaga baxeen degaankaasi. Guddoomiyaha Ceelcali Aadan Cali Fiidow ayaa u sheegay Goobjoog News in mushaaraadka aysan helin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka: 48 Gudahood Dib u Eegis Haloogu Sameeyo Liiska Musharraxiinta Aqalka Sare War-saxaafadeed kasoo baxay beesha caalamka ayaa loogu baaqay maamul goboleedyada Jubbaland, Puntland iyo Galmudug in dib u eegis ay ku sameeyaan muddo 48 saac gudahood liiska musharraxiinta aqalka sare. Beesha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliska Somaliland oo Xabisiga Dhigay 2 Wariye Gobolka Sanaag Ciidamo ka tirsan Booliska Somaliland ayaa deegaanka Dogoble oo ka tirsan degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag ku xiray labo weriye oo la kala yiraahdo Maxamuud Cabdi Barre iyo Sakariye Axmed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Deegaanka Hudusa oo Ardaydu ay Wax Ku Bartaan Geedaha Hoostooda Dadka deegaanka Hudusa oo ka tirsan degmada Berbera ayaa ka cabanaaya dayac ka haysta adeegyada waxbarashada iyadoo ardayda deegaankaasi wax ku barata Geedaha hoostooda. Ardayda dhigata waxbarashada aasaasiga ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soo Gudbinta Liiska Magacyada Ergada Doorashooyinka Aqalka Hoose Oo Lagu Guul-dareystay Waxaa dib u dhac iyo fashil uu ku yimid soo gudbinta liiska magacyada ergada doorashooyinka aqalka hoose, taas oo lagu wadey in la dhameystiro shalay oo aheyd 10-ka bisha October.…