1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dwladda Federaalka Iyo Kuwa Itoobiya Oo Faarujiyey Deegaanka Ceel-cali, Hiiraan Wararka ka imaanaya deegaanka Ceel-cali ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goor dhow ay halkaasi isaga baxeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya. Aadan Calasow oo kamid ah mas’uuliyiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jadwalka Dhameystirka Dhismaha Maamulka Hirshabelle Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay jadwalka dhameystirkaa maamulka Hirshabelle oo dhowaan la dhaariyey xildhibaannada cusub ee baarlamaanka maamulkaasi. Jadwalkan waxaa ku xusan illaa laga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Waddo Qorshe Ay Ku Maamuli Doonto Mashaariicda Deeq Bixiyeyaasha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa waddo qorshaha saxiixa iyo maamulista mashaariicda deeq bixiyeyaasha ugu deeqaan Soomaaliya loogu soo celin lahaa gacanata Soomaalida Wasaarada qorsheyntaiyo xiriirka caalamiga ah ee dowlada soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Oo Ka Furmaya Muqdisho Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in maanta uu ka furmo shirka madasha Wadatashiga Qaran, kaasi oo looga hadli doono arrimo dhowr ah. Magaalada waxaa maanta imaan doona qaar kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaafiic Lagu Weeraray Xero Ay Ciidanka Itoobiya Ku Leeyihiin Hiiraan Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxay madaafiic ku weerareen saldhig ay ciidamada Itoobiya ku leeyihiin deegaanka Ceel-Cali ee gobolka Hiiraan. Ku Dhowaad 5 Madfac oo Hoobiye ah ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqolaal Qoys Oo Ka Barakacay Magaalada Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeya ciidamada maamullada Puntland iyo Galmudug, kuwaasi oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Boqolaal qoys oo ku noolaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dagaalkii Gaalkacyo Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal shalay illaa xalay ciidamada Puntland iyo kuwa Galmudug ku dhexmaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Inta la xaqiijiyey Labo qof ayaa ku geeriyootay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odawaa “Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle Waa Inay Dhacdaa 15-ka Bishaan Ka Hor” Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa ka hadlay howlaha horyaalla baarlamaanka cusub ee maamulka Hirshabeelle oo lagu dhaariyay magaalada Jowhar. Wuxuu sheegay in howlo adag…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Xooggan Oo Dib Uga Qarxay Galbeedka Gaalkacyo War degdeg ah oo iminka naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu sii xoogeystay dagaalka dhanka galbeed ee magaaladaasi. Maanta ayaa gudaha Gaalkacyo laga maqlayay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Suldaan Cabdi Gorod Oo Ka Hadlay Dagaalka Gaalkacyo Iyo Duqeyntii Jeexdin Suldaan Cabdi Gorod Qaamuus oo kamid ah salaadiinta Galmudug ayaa si adag uga hadlay dagaallada weli ka socda magaalada Gaalkacyo ee u dhaxeeya maamullada deriska ah ee Galmudug iyo Puntland…