1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland, Jubbaland Iyo Galmudug Oo Lagu Celiyay Liiska Murashaxiinta Aqalka Sare Guddiga doorashada dadban ee heer federaal ayaa dib ugu celiyay liiska murashaxiinta aqalka sare ee 3 maamul goboleed kuwaas oo sabtidii soo gudbiyay, sababta waxaa lagu sheegay si ay u hubiyaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamul Goboleedyada Oo Dib Loogu Celin Doono Liiska Aqalka Sare Afar ka mid ah lixda maamul goboleed ee dalka ayaa maanta si rasmi ah murashaxiinta aqalka sare ugu gudbiyay guddiga doorashada dadban ee federaalka balse liiska la helay ayaanan noqon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaasha Degmada Buuloburde Oo Diiday In Caasimad Laga Beddalo Degmadaasi Odayaasha Degmada Buulaburde ee Gobolka Hiiraan ayaa ka biyo diiday go’aankii Ergada Shirka Jowhar ay ku meel mariyeen in caasimadda Maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha DHexe ay noqoto Magaalada Jowhar. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiis Ka Kooban Dhowr Qodob Oo Laga Gaaray Xiisadda Magaalada Gaalkacyo Kulan maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo ay isugu yimaadeen culumada iyo waxgaradka wada deggan magaaladaasi ayaa heshiis looga gaaray dagaallo dhanka galbeed ee Gaalkacyo seddex maalin ka socda. Labada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Norwey oo Sheegtay iney Ka Qeybqaadaneyso Horumarka Somaliland Ku xigeenka safiirka dalka Norwey u fadhiya dalka Kenya Mr Febrown Henis oo soo booqday magaalada Hargeysa ayaa kulan la qaatay wasiirka macdanta iyo tamarta ee Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rasaas Laga Maqalayo Magaalada Gaalkacyo Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay rasaas goos goos ah isku weydaarsanayaan ciidamada Puntland iyo kuwa Galmudug ee magaaladaasi ku dagaallamay.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddi Loo Xilsaaray Kala Reebista Musharxiinta Xisbiga Waddani oo Howshoodii soo Gabagabeeyay Xog-hayaha guud ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcadde ayaa sheegay iney in guddigii xisbiga uga xilsaarnayd soo xulista iyo kala reebista musharaxiinta u tartamaysa jagada madaxweynaha iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Komishinka Doorashooyinka Somaliland oo Dhaqaale Yari Xooggan ay Soo Waajahaday Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa kala direy shaqaalihii muhiimad weyn u lahaa howshooda wax qabad arrimo lagu sheegay dhaqaale yari darteed. Ma jirto warar rasmi ah oo kasoo baxay dhinaca guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Ka Jirta Deegaanno Ka Tirsan Galgaduud Deegaanno dhowr ah oo ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa lasoo sheegayaa iney ka taagan tahay biyo la’aaan baahsan oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada. Tuulooyin dhowr ah oo hoostaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Ergooyinka Soo Xulaya Xildhibaannada Oo La Xareynayo Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose waxaa ka socota qabanqaabadii ugu dambeysay ee lagu xareynayo ergooyinka soo xuli lahaa xildhibaannada baarlamaanka Federaalka ee ka imaanaya gobollada Jubbaland. Waxgarad iyo Odoyaal…