1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Gadooday Jubbaland Ciidamo ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa la sheegay iney ka gadoodeen maamulkaasi, kadib markii muran uu soo kala dhexgalay iyo ciidan kale oo ku sugan saldhigga Kismaayo. Wararku waxay sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Madaafiic Ku Dhacday Degmada Wadajir Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa madaafiic dhowr ah oo habeenkii xalay ahaa ku dhacday xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Dhowr Madfac oo hoobiye ah ayaa…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Guddiga Doorashada Dadban: Meesha Ka Muuqo Ama Ka Maqnow Meel ama ka muuqo ama ka maqnow, waa oraah Soomaaliyeed oo dad badan aaney la jaan-qaadi Karin, arrimaha doorashada ee sanadkan, waxaa imtixaankii ku dhacay madasha hoggaanka qaran, maamul goboleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Hoobiyeyaal Lagu Weeraray Caawa Degmada Wadajir Ee Magaalada Muqdisho War degdeg ah oo hadda soo gaaray Goobjoog News ayaa sheegaya in madaafiic dhowr ah ay ku dhacday degmada Wadajir ee magaaladan Muqdisho. Dadka degaanka oo la hadlay Goobjoog News…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Hoggaanka Qaran Oo Muqdisho Shir Ku Yeelan Doonta 10-ka Bishan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in qabanqaabada doorashada taariikhiga ah ee 2016 ay si habsami leh u socoto, isla markaana ay ku qabsoomi doonto waqtiga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed “Labo Maamul Kama Wada Talineyso Magaalada Gaalkacyo” Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa dib ugu laabtay magaalada Cadaado ee xarunta maamulkiisa kadib safar shaqo oo uu ku joogay magaalada Muqdisho. Madaxweyne Guuleed wuxuu ugu horreyn ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Booliska Soomaaliya Oo Cadaado U Gaaray Xiritaanka Ciidamo Dhameystay Tababar Taliyaha ciidanka booliska dowladda federaalka Soomaaliya Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado. Taliyaha ayaa magaalada Cadaado waxaa ku soo dhoweeyay madax iyo masuuliyiin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gaalkacyo Oo Galmudug Iyo Puntland Ugu Baaqay Inay Joojiyaan Dagaalka Nabadoon Cali Diiriye Alloore oo kamid ah waxgaradka gobolka Mudug ee ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay mar uu la hadlay Goobjoog News in uu ku baaqayo in la joojiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Shuruudo Lagu Xiray Musharraxiinta Labada Aqal Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Puntand ayaa maanta oo Sabti ah soo saarey shuruudaha laga doonayo musharraxiinta u tartamaya Labada aqal ee Soomaaliya Shuruudahan ayaa waxaa kamid ah lacagta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Digniin Loo Diray Darawallada Gaadiidka Ee Gaalkacyo Taliska Booliiska gobolka Mudug ee Puntland ayaa digniin u diray darwallada gaadiidka ee ka shaqeeya magaaladaasi, gaar ahaan dhanka uu ka arrimiyo maamulka Puntland. Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Mudug C/waaxid…