2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo Looga Hadlayay Horumarinta Gobolka Galgaduud Oo Ka Dhacay Dhuusamareeb Kulamo looga hadlayay xaaladaha nolosha degaanno ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa lagu soo gebagebeeyay maanta magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolkaasi. Waxaa ka qeyb galay kulamadani odayaasha degaanka iyo kuwa kale…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaad “Khilaafka Gaalkacyo Wada Hadal Ha Lagu Xaliyo” Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah hoggaanka dhaqanka Soomaaliyeed ee Koonfurta iyo bartamaha dalka ayaa ka hadlay dagaalka ka soconaya dhanka galbeedka ee Gaalkacyo. Nabadoonka ayaa sheegay in nabaddu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Dib Uga Billowday Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in maalintii labaad uu ka soconayo dagaal sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh kaasoo u dhaxeeya ciidamo kala taabacsan maamullada Galmudug iyo Puntland.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydadka Dad Rayid Ah Oo Laga Helay Magaalada Baladweyne Sida ay inoo sheegeen dadka degaanka meydadka labo ruux ayaa lagu arkay duleedka magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiran. Meydadkani oo labo ruux oo shacab ah ayaa laga helay degaanka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Nuucee Ah Ayaan U Baahanahay? Soomaaliya burburkii ka dib waxay yeelaneysaa bilowga 2017 iyo dhamaadka sanadkan 2016 dowladii labaad oo aan ku meel gaar ahayn, waxaana socda qorshaha dhismada baarlamaankii Tobnaad ee ay Soomaaliya yeelato…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qof Oo Ku Geeriyootey Shil Gaari Oo Ka Dhacay Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa lage helayaa shil gaari oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan xaafadda gubta. Gaari nooca raaxada ah oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaraadda Waxbarashada Somaliland oo Joojisay Deeqihii Waxbarshada Heer Jaamacadeed ee Dadka Danyarta ah Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarasahda iyo tacliinta sare ee Somaliland Prof. Cabdi Cali ayaa shaaca ka qaaday iney wasaaraddiisu joojisay gebi ahaanba deeqihii waxbarasho ee ay ardayda danyarta ah ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiraxmaan Cirro oo Ka Tanaasulay Xilka Guddoomiyaha Xisbiga Waddani iyo Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga oo Dib Loo Dhigay Shirkii golaha dhexe ee xisbiga Waddani oo ku beegnaa 10-ka bishan October ayaa muddo sagaal maalmood ah dib loo dhigay si xisbigu soo dhaweyn ugu sameeyo Laba garab oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duufaatna Hurricane Matthew Oo KuSii Jeeda Savannah, Georgia iyo South Carolina Dufaan Xoggeeda dabeesha lagu sheegay markii ay dabeesha yaraatay ilaa 177 KM saacaddii, ayaa la sheegayaa in ay ku dhufatay xeebaha Mareykanka iyadoo weli laga cabsi qabo magaalooyin hor leh.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Hala Joojiyo Dagaalka Gaalkacyo” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka Gaalkacyo ee u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxweynaha…