1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan “Waa Diyaar Xubnaha Aqalka Sare” Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in dhankooda ay diyaariyeen xubnaha aqalka sare oo maalmahan dambe diyaarintooda ay ka socotay gobollada dalka. Wuxuu sheegay in ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Abaarta Ka Jirta Puntland Dadka iyo duunyada ayaa oon dartiis ugu geerioonaya degaanno ka tirsan gobolka Nugaal ee Puntland kadib abaaro ku dhuftay gobollada waqooyi Bari. Degaannada ay ka jiraan abaaraha xoogga leh iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Afhayeenka GDDF“Ma Rajeynayo In Mar Kale Uu Dib u Dhac Ku Yimaado Barnaamijka Doorashooyinka” Afhayeenka guddiga doorashada dadban ee federaalka ah Mudane Maxamed Keynaan oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa meesha ka saaray in ay mar kale dib u dhigaan doorashada 2016-ka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Prof Geedoole oo Xukuumadda Siilaanyo Kula Taliyay Hagaajinta Xiriirka Beesha Caalamka Wasiirkii hore ee wasaaradda waxbarashada Somaliland Prof. Faarax Cilmi Geedoole ayaa ugu baaqay kuxuumadda madaxweyne Siilaanyo iney ilaaliso xiriirka Beesha Caalamka oo baryihii dambe soo xumaanayay. Wasiir Geedoole oo horey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerarkii Ka Dhacay Magaalada Mandhera (Sawirro) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar habeenkii xalay ahaa ay rag hubeysan ka geysteen magaalada Mandhera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, halkaasi oo khasaare kala duwan uu ka dhashay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas “Puntland Waxaa Ka Jirta Xaalad Khatar Ah” Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay abaar baahsan oo ka jirta deegaannada uu maamulkaasi ka taliyo. Wuxuu sheegay Gaas in Khatar aad u weyn ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Laga Soo Sheegayo Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Nugaal Wararka ka imaanaya deegaanno ka tirsan gobolka Nugaal ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka jirto abaar baahsan oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada ku dhaqan halkaasi. Deegaannada Waqooyi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Deegaanka Godinlabe Oo Shalay Lagu Dagaallamay Xaalad deganaansho ah ayaa saakay oo Khamiis ah laga soo sheegayaa deegaanka Godinlabe ee gobolka Galgaduud, halkaas oo shalay ay ku dagaallameen ciidamada NISA iyo maleeshiyaad hubeysan. Ma jirto wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 6 Qof Oo Ku Geeriyootay Weerar Ka Dhacay Mandhera Weerar sababay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac ayaa saq dhexe xalay waxa uu ka dhacay magaalada Mandhera ee gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya. Rag hubeysan ayaa la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Talyaaniga Oo Badbaadiyey Tahriibayaal Ay Ku Jiraan Soomaali Ciidamada ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga ayaa badbaadiyey tahriibayaal badan oo ay ku jiraan Soomaali, kuwaasi laga badbaadiyey badda u dhaxeysa Masar iyo Talyaaniga. Ciidamadu waxay badbaadiyeen dad tiradoodu lagu sheegay…