2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soo Gudbinta Liiska Xubnaha Aqalka Sare Oo Dib U Dhacday, Guddiga Doorashada Oo Labo Maalin u Qabtay Maamul Goboleedyada Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) ayaa ku eedeeyay maamul goboleedyada dalka in ay ku guul-dareysteen soo gudbinta liiska ama xubnaha u sharaxan aqalka sare, iyagoo qabtay labo maalin in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Dhismaha Maamulka Hirshabelle Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho qaarkood ayaa aragti kala duwan waxay ka dhiibteen dhismaha maamulka Hirshabelle ee ka socota magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Maamulkaan oo ka kooban…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuqa Bakaaraha Oo Laga Mamnuucay In Lagu Iibiyo Qudaarta Maamulka gobolka Banaadir ayaa ammar ku bixiyey in Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho lagu iibiyo Qudaarta, iyadoo loo sameeyay Iibinta Qudaarta suuq kale. Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas “Caqabado Baa Ka Hor Imaan Doona Hirgelinta Doorashooyinka Xorta Ah Ee Puntland” Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo maanta furay geeddi socodka doorashooyinka axsaabta badan ee Puntland ayaa sheegay in ay jiri doonaan caqabado badan oo kahor imaan doona howlaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Michel Keating Oo La Kulmay Madaxweynaha K/galbeed Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa maanta gaaray wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaaliya Michel Keating iyo wafdi uu hoggaaminayo kuwaasi oo lagu soo dhoweeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Dambiyada ICC Oo Booqaneysa Isra’il iyo Daanta Galbeed Maxkamadda dambiyada adduunka ee loo yaqaano International Criminal Court ayaa maanta waxaa ay booqasho lix maalmood ah uga bilaabaneysaa Isr’ail iyo Daanta Galbeed. Waa Markii ugu horeysay oo wafdi ka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhac Ku Yimid Dooraashooyinka Dr Congo Dowladda Dr Congo ayaa sheegtay inay dib u dhigtay doorashooyinkii la qorsheynayey inay ka qabsoomaan dalkeeda, waana tillaabo dowladdu ay ku macneysay diyaagarow wanaagsan oo loo galaya qaabkii ay u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka NISA Ee Galmudug Iyo Malleeshiyo Ku Dagaallamaya Gobolka Galgaduud War degdeg ah oo iminka naga soo gaaray gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in uu ka socdo iska hor imaad dagaal. Iska hor-imaadkani ayaa ka socda degaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Dowladda Iyo AMISOM Oo Howlgal Ka Fuliyay Magaalada Baladweyne Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee Jabuuti ayaa howlgal qaatay dhowr saacad maanta ka fuliyay magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan. Howlgalka oo xooggiisa ka dhacay dhanka galbeed ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ruush-ka oo Gantaalo U Diraya Sal-dhigga uu Ku Leeahy Suuriya Dowladda ruushka ayaa sheegtay in 300 oo gantaal ay u direyso saldhig dhanka badda ah oo uu ku leeyahay wadanka Suuriya . Afhyeen u hadlay wasaaradda gaashaadhiga ee Ruushka ayaa…