1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Kenya Oo Howlgallo Ka Wada Magaalada Mandera Wararka ka imaanaya magaalada Mandera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa waxay sheegayaan in ciidanka dalkaasi ay howlgallo ballaaran ka wadaan xaafadaha magaalada Mandera. Ciidamadaan ayaa la sheegay iney galayaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad u Dhaxeysa Puntland Iyo Galmudug Oo Ka Jirta Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo saakay oo Sabti ah, waxay sheegayaan in halkaasi ay ka jirto xiisad dagaal oo u dhaxeysa maamullada Puntland iyo Galmudug. Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu arkayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaaliyadaha Mareykanka iyo Canada Oo Looga Digay Amiga Qaahira Safaaradaha Mareykanka iyo Canada ee Masar ayaa uga digay Jaaliyadahooda degan Qaahira in ay tagaan Suuqyada, Shineemooyinka iyo goobaha dadka isugu yimaadaan Maalinta Axadda, October 9, Dhinaca kale, Wasaaradda arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Gaalkacyo Waxaan Kula Dagaalney Al-shabaab Maamulka Puntland ayaa sheegay in dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug uu u dhaxeeyay iyaga iyo Xarakada Al-shabaab. Afhayeenka maamulkaasi C/llaahi Quraan Jecel oo la hadlay warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Musharraxiinta Aqalka Sare Oo Maanta Loo Gudbinayo Guddiga Doorashada Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in guddiga doorashada dadban ee 2016 loo gudbiyo liiska musharraxiinta xubnaha aqalka sare, kadib markii uu dib uga dhacay waqtigii loogu talogalay. 5-tii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Puntland Ku Eedeysay Inay Soo Qaaday Dagaalka Galbeedka Gaalkacyo Duqa magaalada Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi Barre Yuusuf ayaa ka hadlay dagaal saaka dib uga qarxay dhanka galbeedka ee magaalada Gaalkacyo. Xirsi Barre ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland inay dagaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin Ka Soo Baxaysa Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Galbeedka Gaalkacyo Inta la xaqiijiyay 6 qof ayaa ku dhimatay dagaalka oo mid kamid ah ay tahay haweeney halka in ka badan 10 ruuxna ay ku dhaawacmeen oo kala ah labada dhinac…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda: “Waa In Degdeg Loo Dhameystiraa Xildhibaannada Hirshabeelle” Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in meel wanaagsan ay marayso howsha maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe taasoo ka socota magaalada Jowhar. Ergada ayaa ansixisay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaaro Saameeyay Dadka Iyo Duunyada Oo Ka Jira Degaanno Ka Mid Ah Gobolka Sanaag Wararka ka imaanaya qeybo kamid ah gobolka Sanaag ayaa sheegaya inay ka jiraan abaaro xooggan oo sababay inay saameeyaan nolosha dadka iyo duunyada. Degaannada ugu daran ee gobolka Sanaag oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Puntland Iyo Galmudug Oo Ka Socda Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi uu saakay oo Jimco ah ka billowday dagaal u dhaxeeya ciidamo kala taabacsan maamullada Puntland iyo Galmudug. Dagaalkan…