1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Magaalada Garoowe Oo La Adkeeyay Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa adkeeyay amniga guud ee magaalada Garoowe oo xarun u ah gobolka Nugaal. Howlgal la sheegay in lagu soo qabqabtey in ka badan 20 qof…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaca Iyo Calanka Maamulka Lagu Dhisayo Jowhar Magaalada Jowhar waxaa ka soconaya shir maamul loogu sameynayo gobollada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe, kaasi oo ay ka qeybgalayaan ergo badan. Ergada ka qeybgaleysa shirkan waxay shalay ku dhowaaqeen magaca…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Lala Xiriirinayo Al-shabaab Oo Lagu Maxkamadeynayo Jarmalka Maxkamad ku taalla dalka Jarmalka ayaa lasoo taagey muwaadin Soomaaliyeed oo la sheegay inuu ka tirsanyahay Xarakada Al-shabaab, islamarkaana maleegayey weeraro ka dhaca dalkaasi. Xeer ilaalinta maxkamadda Federaalka ee dalkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Sheegtay Iney Dishey Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay iney dishey dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab, kadib howlgal ay ciidanka ka sameeyeen gobolka Shabellaha Hoose. Wasiir ku xigeenka wasaaradda gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya Cabdalla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Qof Ayaa Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Muqdisho 4 qof ayaa ku dhaawacantay qarax gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho, qaraxan waxaa lala eegtay gaari uu lahaa bare wax ka dhiga mid ka mid ah Jaamacadaha Muqdisho. Cabdiweli…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayay Soo Xulista Ergada Oo Gaalkacyo Ka Dhacay Kulankaan maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa soo qabanqaabiyay qaar kamid ah odayaasha saxiixayaasha. Odayaasha saxiixayaasha ah ayaa kulankani la qaatay waxgaradka iyo nabadoonnada beelaha Galmudug ee gobolka Mudug…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Kala Aragti Duwanaaday In Caasimadda Maamulka Laga Dhigo Jowhar Waxgarad ka soo jeeda gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo ku wada sugan madasha shirka maamul u sameynta ayaa ku kala aragti duwanaaday isbedalka lagu sameeyay caasimaddii maamulkaasi oo horay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caasimadda Maamulka Hiiraan Iyo Sh/dhexe Oo Laga Dhigay Magaalada Jowhar Warar soo baxaya ayaa sheegaya in gebi ahaanba la isku uafgartay in caasimadda maamulka Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan laga dhigo magaalada Jowhar oo hadda uu ka socdo shirka maamul u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Kuma Madaxa Cusub Ee xafiiska taageerada Q.M Ee Soomaaliya Xogheyaha guud ee qaramada midoobey Ban Ki-Moon ayaa xafiiska taageerada Soomaaliya u soo magacaabay Hubert Price. Price waa uu u dhashay dalka Mareykanka, waxaana la sheegayaa in uu heysto in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgallo Ciidan Oo Ka Soconaya Degmada Ceelbuur Ee Gobolka Galgaduud Wararka laga helayo degaanno hoostada degmada Ceelbuur ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee Itoobiya ay ka wadaan howlgallo ballaaran. Howlgallada ay ciidamada huwanta ah wadaan ayaa waxaa…