4 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Oo Mar Kale Ka Hadlay Arrimaha Hiiraan Iyo Sh/dhexe Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaalka ayaa mar kale ka hadlay arrimaha la xiriira doorashooyinka Labada aqal ee gobollada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe. War-saxaafadeed kasoo baxay guddiga ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir ka Tirsan Somaliland ” Waxbarashadii Gacansi Baan Ka Dhignay” Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Cabdillaahi Ibraahim habbane, ayaa walaac ka muujiyey tayo xumada waxbarashada Somaliland, isagoo xusay in waxbarashii maamulku noqday mid ganacsi ah oo sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaafiic Lagu Weeraray Xarumo Ciidan Oo Ku Yaalla Degaanka Ceelcali Ee Gobolka Hiiraan Wararka naga soo gaaraya maanta degaanka Ceelcali ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in duqeymo loo geystay xarumo ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM ee Itoobiya ay ku leeyihiin ay ka dhaceen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhalinyaro Bakoorado iyo Midiyo Ku Hubaysan oo Dhibaato ku Haya Dadka iyo Ganacsiga Gudaha Magaalada Burco Dhallinyaro hubaysan oo koox koox u socta ayaa habeenkii waxay dhibaatooyin ka gaystaan gudaha magaalada Burco iyagoo boob iyo waxyeellaba iskugu dara dadka magaalada. Dhibaatadan oo taagnayd Lixdii bilood ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabi ” Ethiopia Nama Maamusho” Faysal Cali Waraabe oo ah guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa sheegay in siyaasiyiin qaar ay aamin san yihiin in Somaliland laga maamulin dalka Ethiopia, taasina aaney sax ahayn.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxyaabo Laga Cabsi Qabo Doorashada 2016-ka October 3, 2016 Dhicista doorashada sanadkan kalsooni badan laguma qabi karo, marar hore ayuu jadwalka doorashada fashilmey, in mar kale wax qaldamaan waxaa ay noqotay caado, laakin markan arrinta sidii hore waa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgallo Ka Socda Degmada Buurhakaba Ee Baay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo ballaaran waxay ka wadaan degmada Buurhakabo ee gobolka Baay, kuwaasi oo amniga lagu xaqiijinayo. Ciidamada ayaa ku faafay xaafado ku yaalla duleedka degmada Buurhakaba…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Shuruudo La Hor Dhigay Musharraxiinta Aqalka Sare Guddiga hirgelinta doorashooyinka Dadban ee Galmudug ayaa soo saaray shuruudaha looga baahan yahay mas’uuliyiinta u tartamaya aqalka sare ee dalka. Guddiga ayaa sheegay in mas’uuliyiin xilala kale haya aaney u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Odayaasha Oo Shirar Ku Leh Magaalada Jowhar Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in wakiillo ka socda wasaaradda arrimaha gudaha iyo odayaasha dhaqanka beelaha ay ku shirsan yihiin magaaladaasi. Xubnaha ka socda Wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Sharuudaha Laga Doonayo Musharrixiinta Aqalka Sare Oo La Soo Bandhigay Shir jaraa’id oo ay saxaafadda ugu qabteen magaalada Cadaado ayaa guddiga doorashooyinka Galmudug waxay kaga hadleen howsha sida ay u socoto waa arrimaha doorashada labada aqal ee baarlamaanka federaalka. Guddiga…