2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Baaritaan Dhab Ah Ku Sameynaya Duqeyntii Mudug Dowladda Maraykanka ayaa mar kale ka hadashay duqeyn ay ciidankeeda ka geysteen deegaanka Jeexdin ee gobolka Mudug, halkaasi oo ay ku dileen askar ka tirsan ciidanka maamulka Galmudug State. Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afeey Oo Loo Magacaabay Wakiilka QM u Qaabilsan Soomaalida Qaxootiga Ku Ah Kenya War kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Maxamed Cabdi Afey loo magacaabay wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsanaan doona arrimaha qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan xeryaha qaxooti ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Guddi u Saartay Duqeyntii Jeexdin Madaxwenaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta waxa uu soosaray labo wareegto. Labada wareegto ayuu Madaxweynaha midna guddi soo baara ugu magacaabay duqeyntii Maraykanka ee Duleedka magaalada Gaalkacyo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamaka oo Hoos u Dhigtay Miisaaniyadii Ay Ku Bixineysay Doorashooyinka Somaliland Go’aankii kala qaadista doorashooyinka Somaliland ayaa sababay in deeq bixiyeyaashu si aad ah hoos ugu dhigaan kharashkii doorashada madaxtooyada maamulka lagu geli lahaa. Dalalka beesha Caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Muqdisho Qarax aad u xooggan ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan meel ku dhow Isgoyska Xaawo Taako oo kaaabiga ku haya Tiyaaatarka Qaranka. Warar kala duwan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ka Tirsan Galmudug Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Colaado Ka Jira Caabudwaaq Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Cadaado ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxay kaga hadleen xiisado beeleedyo iyo colaado ka jira magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Xildhibaannadani ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka iyo Galmudug Oo Gaalkacyo Ku Kulmay Ayaa Dhaliilay Puntland Kulankaani maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa ka qeyb galay xildhibaanno ka kala tirsan dowladda dhexe iyo maamulka Galmudug, masuuliyiin ka tirsan Galmudug, odayaal dhaqan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ka Tirsan Galmudug Oo Diiday Guddi Ka Soo Talabixinaya Xubnaha Aqalka Sare Xildhibaanno ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Cadaado waxaa ay kasoo horjeesteen guddi madaxweynaha maamulkaasi Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed uu u magacaabay in ay kasoo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka B/weyne: Siyaasiyiin iyo Waxgarad Mar Kale Dhaliil U Jeediyay Dowladda Federaalka Iyadoo weli uu taagan yahay khilaafka ka jira maamul u sameynta labada gobol ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa isa soo taraya siyaasiyiinta iyo waxgaradka ka hadlaya qaabka ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qeybdiid “Waan Ka Xunnahay In Maraykanka Ku Adkeysanayo Weli Shabaaab Baan Dilnay” Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in dowladda Maraykanka ay weli ku adkeysato in ciidankii Galmudug ee ay ku…