2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sanduuqa Fursad Fund Oo Shaqo Abuur u Sameeyay 20 Haween Ah (Sawirro) Sanduuqa Fursad Fund oo ah sanduuq loogu talogalay in shaqo abuur loogu sameeyo bulshada Soomaaliyeed ayaa markii ugu horreysay horgeliyey mashruuca Kaamilo, kaasi oo shaqooyin loogu abuuray Haweenka Soomaaliyeed. 20…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Imaaraatka Carabta oo Saldhig Milatari ka Sameysanaya Somaliland Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo wefti uu hogaaminayo ayaa magaalada Dubai ku saxiixay heshiis dowladda Imaaraatka loogu ogolaanayo iney saldhig ciidan ka samaysato magaalada Berbera. Heshiiskan oo aanay xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya Oo Mishaarka Ciidanka Ku Bixin Doonta Waqtigii Loogu Talogalay Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay qorsheyneyso in mishaaraadka ciidamada dowladda ay ku bixin doonto waqtigii loogotalagay iyo weliba si joogta ah. Wasiirka Maaliyadda Maxamed Aden Ibrahim waxaa uu sheegayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Wasiirkii Labaad Oo Isku Casilay Todobaad Gudahiis Wararka ka imaaanaya magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa ku waramaya inuu is casilay wasiiru dowlihii madaxtooyada iyo xiriirka caalamig ah ee maamulkaasi Maxamed Cabaas Macallin Cumar. Mas’uulkan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mashaariic Horumarineed Oo Laga Fulinayo Degmada Baardheere (Sawirro) Maamulka degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa uu dhagax dhigey ilaa Afar mashruuc oo la billaabay in laga hirgeliyo degmadaasi, waxaana xafladdii lagu soo bandhigayey Mashaariicdaan kasoo qeyb galay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shariif “Ma Ogi Meel Kenya Loogu Saxiixay Badda Soomaaliya” Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, haatanna ah Musharrax Madaxweyne ayaa sheegay in aanu waxba ka ogeyn is fahamkii dowladdii KMG ahayd ay Kenya ugu saxiixday heshiiska is…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaladda Abaareed oo Daran ayaa Saamaysay Dadka reer Miyiga ah ee Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Sanaag Deegaano hoos yimaadda degmada Ceel-Afwayn ee gobolka Sanaag ayaa dadka xoola dhaqatada ah ku haysata xaaallad abaareed oo daran. Xoolo kabadan illaa 4 kun oo Adhi ubadan ayaa haraad ugu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh “Turkiga waa Saxiib Istaraatiiji ah, Xilli adduunka uu naga sii jeedo ayuu nasoo aaday” Madaxweyne Xasan Sheekh oo wareysi gaar ah siiyay Anadol ayaa ka hadlay doorashada, Miisaaniyadda doorashada, amniga, qabiilka, dacwada badda, dib u doorashadiisa iyo kaalinta Turkiga ee Soomaaliya. Xasan Sheekh waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbaxyo Ka Dhan Ah Dowladda Maraykanka Oo Ka Socda Gobollada Mudug Iyo Galgaduud Wararka naga soo gaaraya magaalooyinka Cadaado iyo Gaalkacyo ee gobollada Galgaduud iyo Mudug ayaa sheegaya inay ka soconayaan dibadyaxyo ay ka qeyb galayeen haween iyo dhallinyaro ku qeylinaya doonimayno Maraykanka.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsigii Gaalkacyo Oo Dib U Soo Laabtay Kadib Dibadbaxyo Magaaladaasi Hareeyay Wararkii ugu dambeeyay ee maanta ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in xaaladdu ay tahay mid deggan kadib maalmo ay magaaladaasi hirgelisay dibadbaxyo waa weyn. Dibadbaxayadaan…