2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed: Puntland Ayuu Ka Dhaqangeli La Yahay Heshiiskii Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in maamulka Puntland uu ka dhaqangeli la yahay heshiiskii nabadda ee sanadkii hore lagu gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Guuleed ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Doorashada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Waa Looga Diyaargaroobay Cadaado Magaalada Cadaado ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa looga diyaargaroobayaa doorashada labada aqal ee baarlamaanka federaalka ee ka imaanaya degaannada maamulka Galmudug. Waxaa magaalada Cadaado iyo degaanno kale ka socda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Sheegay In Duqeynii Mudug Ay Ku Dileen Dagaalyahanno Al-shabaab Ah Dowladda Mareaykanka ayaa ka hadashay weerar dhanka cirka ah oo diyaaradahooda dagaalka Labo habeen kahore ka geysteen deegaanka Jeexdin ee gobolka Mudug. Captan Jeff Davis oo ah Afhayeenka Waaxda Pentagon-ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Yaa Ka Dambeeyay Khilaafka Ragaadiyay Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid? Murashaxa Xisbiga Mucaaradka ah ee Jamaal Cali Xuseen ayaa eedayn kulul u soo jeediyay guddoomiyaha xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo uu ku sheegay in uu yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Farriin Loogu Diray Dowladda India Oo Maanta Ka Dhacay Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa maanta oo Arbaco ah ka dhacay dibadbax ballaaran oo ay ka qeybgaleen shacab badan, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo mas’uuliyiin kale. Dibadbaxan oo ka dhacay taalada Daljirka Daahsoon…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Maraykanka Iyo Puntland Ayaa Ka Dambeeyey Weerarkii Lagu Dilay Ciidankeenna (SAWIRRO) Kadib markii weerarkii khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac dhaliyay ee ka dhacay duleedka magaalada Gaalkacyo waxaa goobtii ay wax ka dhaceen gaaray masuuliyiin, taliyeyaal, saraakiil iyo ciidamo ka tirsan Galmudug.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Looga Soo Horjeedo Dowladda Maraykanka Oo Maanta Ka Soconaya Magaalada Gaalkacyo(SAWIRRO) Wararka hadda naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu ka soconayo dibadbax ballaaran oo lagu diidan yahay dowladda Maraykanka. Dibadbaxayaal aad u careysan ayaa maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Sheegtay In Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Ay Ku Dishay Gobolka Mudug Maamulka Puntland ayaa sheegay in ciidankooda ay weerar ku qaadeen dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab oo ay sheegeen iney isku uruursanayeen deegaanka Jeexdin ee gobolka Mudug, waa sida ay hadalka u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin: Diyaarado Dagaal Oo Weerar Ka Geystay Duleedka Magaalada Gaalkacyo Wararka naga soo gaaraya degaanka Jeexdin oo ku yaalla dhanka bari ee magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay weerar sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh. Weerarka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Wasaaradda Maaliyadda oo Ka Hadashay Kulan ay la Qaateen Wafti Ka Socday Bankiga Adduunka Wasiirka wasaraadda Maaliyadda Somaliland Samsam Cabdi iyo wafti ka socday Bankiga Adduunka ayaa kulan looga hadlayay horumarka maamulka heshiisyana lagu kala saxiixday ku yeeshay magaalada Hargeysa. Wasiir Samsam Cabdi Aadan…