1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odawaa “Ahlu Sunna Waa Inay Tixgelisaa Rabitaanka Shacabka Ee Ku Wajahan Galmudug” Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Odawaa oo ku sugan magaalada Cadaado ee xarunta Galmudug ayaa baaq u diray maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca. Wuxuu sheegay wasiirka in Ahlu…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: 10- Caqabad Oo Ku Horgudban Qabsoomidda Doorashada 2016-ka Doorashada 2016-ka ayaa markii 2aad muddo 3 bil gudahood ah dib u dhacday, Jadwalkii madasha qaran waa uu fashilmay, sidoo kale jadwalkii guddiga doorashada dadban ee heer federaal ay soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Safaaradda Soomaaliya Ee Dalka India Oo Beenisay In 50 Qof Soomaali Ah Lagu Riday Xukun Dil Ah Safaaradda Soomaaliya ee dalka India ayaa waxbo kama jiraan ku sheegtay war shalay ay baahiyeen warbaahinta dalka India kaasi oo ku saabsan in 50 qof Soomaali ah ay maxkamd ku…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Go’aanno Ka soo Saartay Dacwaddii Khilaafka UCID, Falcalinta Garabyadii Isku Hayay Xisbiga Maxkamadda sare ee maalmulka Somaliland ayaa xukun ka soo saartay maanta dacwaddii khilaafka xisbiga Ucid oo in muddo ah u kala qeybsanaa labo garab oo isku haya maamulka xisbiga. Go’aanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Kale Oo Ka Dhan Ah Dowladda India Oo Ka Dhacay Degaanka Ceelhuur Ee Mudug Wararka naga soo gaaraya degaanka Ceelhuur ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay dibadbax ballaaran. Dibadbaxani ayaa waxaa soo agaasimay dhallinyarada degaanka iyo ururka haweenka Ceelhuur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koox Hubeysan Oo Rasaas Ku Furtay Baabuur Marayey Inta u Dhaxaysa Muqdisho Iyo Jowhar Wararka laga helayo Isbitaalka dhexe ee magaalada Jowhar ayaa sheegaya in maanta la dhigay dhaawaca Labo qof oo isugu jira darawal iyo qof shacab ah. Dadkani ayaa ku soo dhaawacmay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhan Ah Xukun Dowladda India Ku Riddey Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Ka Socda Gaalkacyo Dibadbax ballaaran ayaa haatan waxa uu ka soconayaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kaasi oo looga soo horjeedo xukun dil ah oo dowladda India ku riddey 50 qof oo muwaadiniin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Xaad “Hablaha In la Tixgeliyo, Odaygana Laga Tago Dhaqanka Soomaaliyeed Kamid Ma Ahan” Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ka hadlayey kulan ay isugu yimaadeen Odoyaasha dhaqanka iyo siyaasiyiin ayuu is weydiiyey suurtagalnimada in haweenka ay helaan 30%, Doorka odoyaashana dowladda aaney ifin. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Baraawe: Amniga Degmada Waxaa Suga Shacabka Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in wada shaqeyn buuxda ay kala dhaxeyso shacabka ku dhaqan demadaasi. Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga maamulka degmadaasi Bashiir Maxamed Yuusuf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Dilay Mas’uul Ka Tirsan Maamulka Magaalada Marka Rag ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose ku dileen mas’uul ka tirsanaa maamulka magaaladaasi. Xuseen Maxamed oo…