1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugu Yaraan Labo Qof Oo Lagu Dilay Jowhar Halka Afar Kalena Lagu Dhaawacay Labo ruux ayaa lagu dilay gudaha magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe kuwaas oo ahaa ciidamo waxaana dilalkaasi ay dhaceen xalay. Warar lagu kalsoon yahay oo Jowhar ay ka heshay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoos U Dhac Laga Dareemayo Qiimaha Khudaarta Iyo Xoolaha Suuqyada Magaalada Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo xiriir ganacsi la lahayd magaalooyinka Gaalkacyo, Boosaaso, Garoowe, Laascaanood iyo degaanno kale oo ka tirsan waqooyiga Soomaaliya ayaa waxaa saameyn ku yeeshay amarkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Walwalkii Shacabka Boorama ee Dhanka Biyo Yarida oo Lasoo Afjaray Shirkadda adeegyada biyaha ee Shaba oo kaashaneysa ha’adaha samafalka oo ay gacansaarka la leedahay ayaa dadaallo badan ugalay sidii keyd biyood ku filan ay ugu heli lahaayeen dadka magaalada Borama…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sababaha Ay Kenya Ugu Guul-dareysatay Dooddii Ka Socotay Maxkamadda ICJ Jimcihii waxaa Hague lagu soo gabagabeeyay Dooddii badda ee Soomaaliya iyo Kenya, 4 maalin oo dhageysiga dacwada socotay, doodda Kenya waxaa ay aheyd mid daciif ah oo waxaa ay goobta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Xuduudaha, Federaalka Iyo Waxgarad Ku Kulmay Waqooyiga Gaalkacyo Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Puntland waxaa gaaray guddiga xuduudaha iyo Federaalka, kuwaasi oo kulamo la qaatay maamulka iyo waxgaradka gobolka ee Puntland. Kulamadaasi ayaa inta badan waxaa looga hadlayey sidii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar ka Mid ah Beerihii magaalada Laascaanood oo Biyo la’aan Darteed u Qalalay Waxaa yaraaday biyihii laga heli jiray togga Durdurka laascaanood taas oo saamaysayn ku yeelatay Beeralayda reer Laascaanood oo inta badan Beerahooda ka waraabsada biyaha ay ka helaan Durdurka laascaanood iyadoo ilaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Ku Geeriyootay Weerar Ka Dhacay Maraykanka Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay dad ka dukaameysanayey suuq ku yaalla magaalada Washington ee dalka Maraykanka, isaga oo halkaasi ku dilay Saddex qof, mid kalena ku dhaawacay sida ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkad Maraykan Ah Oo Gaadiid Dagaal Ka Iibineysa Dalal Ay Soomaaliya Ku Jirto Wasaaradda difaaca dalka Mareykanka ayaa shaacisay in shirkadda la yiraahdo Oshkosh ay heshay in ka badan Nus Bilyan doolar oo heshiis ah, kaas oo gaadiid dagaal uga iibineyso wadamada Soomaaliya,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamad Ku Taalla Dalka India Oo Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay 50 Qof Oo Soomaali Ah Maxkamad ku taalla dalka India ayaa dil Toogasho ah waxay ku xukuntay 50 qof oo ka mid ahaa 119 ruux oo loo soo qabtay falal la xiriira burcad badeednimo, kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Magacaabay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa magacaabay guddiga xallinta khilaafaadka Federaalka 2016. Xubnaha guddigan ayaa ka kooban 25 xubnood, waxaana qoraalka u qoran yahay sidan:-