1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ku Dhowaad 10 Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Baay Dagaal u dhaxeeyay maamulka Koonfur Galbeed iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa ka dhacay deegaanka Iidaale ee gobolka Baay, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. Ciidamada maamulka Koonfur Galbeed gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hadliye Oo Sheegay In Ciidamada Soomaaliya Iyo Midowga Africa Ka Adkaadeen Al-shabaab Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya C/salaam Hadliye Cumar ayaa sheegay in guushii ka dhalatay iskaashiga ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Africa iyo keentay in Militeri ahaan laga awood roonaado xarakada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jowhar Oo Ku Howlan Daminta Xiisad Ka Jirta Degmadaasi Maamulka degmada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay iney ku howlan yihiin daminta xiisad maalmahan dambe ka jirtay xaafadda Kulmis ee magaaladaasi, kadib dilal halkaasi ka dhacay. Guddoomiyaha degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska B/weyne Oo Ka Hadlay Qarax Ka Dhacay Magaaladaasi Taliska ciidanka Booliiska magaalada B/weyne ee Gobolka Hiiraan ayaa ka warbixiyey qarax Bam oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaaladaasi, kaasi oo geystey khasaare badan oo soo gaaray dad shacab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: 7 Qof Oo Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay B/weyne Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Bam oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Qaraxan ayaa ka dhacay xaafadda Buundo weyn ee magaaladaasi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaallo Culus Oo Ka Socda Magaalada Xalab, Suuriya Waxaa sii socda weerarada dhanka cirka ah oo ay sida wada jirka ah ay u qaadayaan diyaaradaha Ruushka iyo kuwa Suuriya, iyagoo ku qaadaya magaalada Xalab ee ay ku suganyihiin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Degmada Hargeysa oo Xukun Ku Ridday Labo Qof oo Sheegtay Isirka Ilmo aaney Dhalin Maxkamadda degmada Hargeysa ayaa xukun ka soo saartay dacwad muddo sanad ah ka socotay maxkamadda oo ku saabsaneyd isirka Ilmayar oo ay isku haysteen Labo qoys oo mid walbaaba uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Howlgallo Ka Wada Bariga Gobolka Galgaduud Wararka ka imaanaya degaannada bari ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay ka soconayaan howlgallo ay sameynayaan ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Itoobiya ee gobolkaasi ku sugan. Degaannada ay ciidanka Itoobiya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Khasaaraha Ka Dhashay Dagaallo Ka Soo Cusbnoonaaday Degaanka Ceel-afweyn Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay dagaal mar kale ka soo cusboonaday deegaanka Ceel-afweyn, kuwaas oo u dhexeeya beelo walaalo ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Looga Soo Horjeedo Dilal Xalay Ka Dhacay Magaalada Jowhar Oo Ka Socda Magaaladaasi Maamulka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha DHexe ayaa ka hadlay dibadbax saaka arroortii hore ka billowday magaaladaasi. Dibadbaxa oo ah mid cabasho ah oo dadku ay ku muujinayeen inay…