2 daqiiqo Sheeko:Dalka WHO: 16 Kun oo Qof ayaa Sanad Walba Dalka Ingiriiska Ugu Geeriyoota Hawo Xumo Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa ka digay dhibaatada wasakhowga hawada oo sanad walba ay u dhintaan 16 kun oo British ah, iyadoo ururkani uu Shalay daaha ka rogay tirakoob cusub oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Sheegtay In Ay Dileen Saraakiil Al-shabaab Ah Saraakiil ka tirsan Al-shabaab ayaa la sheegayaa in lagu dilay duqeyn diyaaradaha Mareykanka ay ka fuliyeen Kanjaroon oo u dhaw xadka Kenya iyo Soomaaliya. Sida ay qortay VOA-da duqeynta waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Wariye C/casiis Maxamed Cali Xaaji Oo Maanta Lagu Aasayo Muqdisho Allaha u naxariistee waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu aaso meydka Allaha u naxariistee wariye C/casiis Maxamed Cali Xaaji oo gelinkii dambe ee shalay rag hubeysan ay ku dileen degmada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Michael Keating Oo Walaac Ka Muujiyey Dib u Dhaca Ku Yimid Doorashooyinka Dalka Qaramada Midoobay ayaa niyad xumo ka muujisay dib u dhaca mar kale ku yimid doorashada madaxweyne iyo midda baarlamaan ee Soomaaliya, waxayna sheegeen inay muuqaneyso rajo ah inay qabsoonto doorasho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Khaatumo Oo Ka Hadlay Sababta Ay Wada Hadal Ula Geli La Yihiin Puntland Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa ka hadlay sababta ka dambeysa in wax wada hadal ah aaney la yeelan maamulka Puntland, maadaama maamulkiisa wada hadal la galayo Somaliland. Galeyr…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo si Rasmi ah Loo soo Afjaray Qaadashada Kaarka Codbixiyeyaasha Munaasabad ay soo qabanqaabiyeen guddiga doorashooyinka Somaliland oo ay ka qeybgaleen madaxda ugu sarreysa ee maamulka ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa taas oo looga dhawaaqay gabagabeynta qaadashada kaarka codbixiyeyaasha. Munaasabaddan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Soomaalida Ku Xiran India Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda ay sameyneyso dadaal kasta oo lagu xaqiijinayo in muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xiran dalka India dib dalka loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Suuqa Bakaaraha Ee Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saakay oo Talaado ah waxa ay howlgallo ballaaran ka wadaan suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Ciidamadaan oo xalay billaabay howlgalkaan ayaa waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 40 Qof Oo Ku Dhimatay Dagaallo Ka Dhacay Congo Ku Dhowaad 50 ruux ayaa ku dhimatay wadanka Congo kadib markii ay ka billowdeen dalkaasi iska horimaadyo hubeysan oo u dhaxeeya maaleyshiyo beeleed iyo ciidamada ammaanka ee dalkaasi. Afhayeen u…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka 10 Caqabad Oo Ku Horgudban Qabsoomidda Doorashada 2016-ka Doorashada 2016-ka ayaa markii 2aad muddo 3 bil gudahood ah dib u dhacday, Jadwalkii madasha qaran waa uu fashilmay, sidoo kale jadwalkii guddiga doorashada dadban ee heer federaal ay soo…