3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Is Fahamkii Badda(MOU)-ga Ee Ay Kala Saxiixdeen Soomaaliya Iyo Kenya Dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa April 7, 2009 kala saxiixday heshiis is faham ah, MOU-gan oo Maxkamadda ICJ iyo Soomaalida ay hadal-hayeen maalmihii la soo dhaafay weligaa ma akhrisay, qodobadiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dilal La Xiriira Aano Qabiil Oo Ka Dhacay Galgaduud Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil ay dabley hubeysan gobolka Galgaduud ugu geysteen Labo nin oo saarnaa gaari shacab ah, kaasi oo ka ambabaxay deegmada Caabudwaaq ee gobolkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Itoobiya Oo Howlgallo Ka Wada Gobolka Galgaduud Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi ay ka soconayaan howlgallo ballaaran oo ay wadaan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya. Ciidamadan ayaa saakay ku baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Biyo La’aan Uga Barakacay Deegaanka Lambar 50 Ee Sh/hoose Maamulka deegaanka Lambar 50 ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in qoysas badan oo halkaasi ku dhaqanaa ay biyo la’aan darteed u barakaceen. Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada deegaankaasi Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Taageeray In Gobolka Hiiraan Loo Dhiso Maamul Goboleed Gaar Ah Odayaal iyo waxgarad kulan ku yeeshay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa taageeray in gobolka Hiiraan loo sameeyo maamul goboleed u gaar ah, kaasi oo dhowaan la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Lagu Dilay Magaalada B/weyne Ee Gobolka Hiiraan Rag hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dileen nin ganacsade ah, iyaga oo sidoo kale dhaawacay wiil uu dhalay ganacsadahaasi. Wararka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rasmi: Doorashada Kuma Dhici Doonto Waqtigii Loogu Talogalay Guddiga Doorashada dadban ee federaalka ah ayaa war Saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in ay jadwalka shaqada ee doorashada 2016-ka aanu ku dhameystirmi karin sidii loogu talo-galay. Guddiga federaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Mar Kale Ku Baaqay In La Dhowro Nidaamka Iyo Habraaca Doorashada 2016-ka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku baaqay in la dhowro nidaamka doorashada 2016 ee la filayo in dhowaan ay dalka ka dhacdo, gaar ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Diinsoor Oo Sheegay In Ay Howlgal Ku Qabteen Rag Ka Tirsan Al-shabaab Guddoomiyaha degmada Diinsor ee gobolka Baay Ibraahim Shigshigow oo la hadlay Goobjoog News ayaa ka warbixiyey xaaladda degmadaasi iyo sidoo kale howlgallo ay ciidanka Koonfur Galbeed ka sameeyeen degmada Diinsoor.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir: Cidna Uma Ogolin Taako Ka Mid Ah Dhulka Soomaaliyeed Kumanaan qof oo banaanbaxayaal ah ayaa maanta isugu soo baxay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo muujinayey sida ay ku diidan yihiin hamiga Kenya ee sheegashada Badda. Dadkan oo socod kusoo maray…