1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Ingiriiska Oo Sheegtay In Ay Kordhin Doonto Ciidankeeda Ka Jooga Soomaaliya Dowladda Ingiriiska ayaa shaacisay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku kordhin doonaan ciidankeeda ka jooga Soomaaliya si loo xoojiyo dagaallada ka dhanka ah Xarakada Al-shabaab. Ra’iisul wasaaraha dalkaasi Theresa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Obama: 50 Dal Ayaa Balan-qaaday In Ay Qaabilaan Ilaa 360 Kun Oo Qaxooti Ah Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa sheegay in ilaa 50 dal ay ballan-qaadeen in ay qaabilaan in ka badan 360 oo qaxooti ah, dadkan waxaa uu intaa ku daray in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Oo Loo Xaqiijiyey Iney Heli Doonaan Qoonadada Ay Ku Leeyihiin Dowladda Soo Socota Nafisa Geedi oo ka mid ah guddiga federaalka ee Hirgelinta doorashooyinka ayaa sheegtay in si iloo xaqiijiyo qoonadada haweenka ee 30% uu banaanaan doonaan kuraasta haweenka loogu talo galay haddii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Gaarey Magaalada Garoowe Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas, xubno ka tirsan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: MOU-ga Ma Ahayn Heshiis Kama Dambeys Ah Oo Makamad Meesha Ka Saaraya Qareennada Soomaaliya ayaa maanta maxkamadda cadaaladda adduunka ka horjeediyay hadallo cad cad, kalsooni iyo caddeymo adag ay ka muuqdaan, iyagoo ku dooday in Soomaaliya iyo Kenya ay horay u wada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ka Tirsan Galmudug iyo Waxgarad Ku Guuleystay In La Kala Celiyo Geel La Kala Dhacay Waxaa maanta lagu guuleystay in dib loo kala celiyo geel ay iska kala dhaceen dad xoolo dhaqato ah oo ka soo kala jeeda maamullada deriska ah ee Galmudug iyo Puntland.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Ku Amartay Gaadiidleyda Inay Qaataan Taargo Cusub Oo Ay Sameysteen (SAWIRRO) Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta magaalada Cadaado kaga dhawaaqay in muddo ku siman toban maalin kadib degaannada maamulkaasi aysan ka shaqeyn Karin baabuur aan wadan taariko cusub oo uu maamulka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Ka Dhacay Baladweyne Oo Lagu Sheegay In Maamul Goboleed Loo Dhisayo Gobolka Hiiraan Kaliya (SAWIRRO) Kulan lagu diidan yahay qaabka loo qeybiyay baarlamaanka maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa maanta lagu qabtay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Maamulka gobolka Hiiraan, qaar kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mudaharaad Looga Soo Horjeedo Qodobadii Shir Madaxeedka IGAD oo Hargeysa Ka Dhacay Mudaharaad Ballaaran oo looga soo horjeedo war-murtiyeedkii ka soo baxay Shir madaxeedkii IGAD ee Muqdisho oo maanta ka dhacay magaalada Hargeysa. Magaalada Hargeysa ayaa saaka mar qura lagu baraarugay mudaharaad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamullka Magaalada Dhuusamareeb Ee Ahlu Sunna Oo Ka Hadlay Dadaallo Lagu Xoojinayo Ammaanka Maamulka magaalada Dhuusamareeb ee Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa ka hadlay dhowr qodob oo maamulka uu sheegay in maalmihii dambe ay ku howlanaayeen. Guddoomiyaha Cabdullaahi Maxamed Barre ayaa ugu sheegay warbaahinta…