1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Ee Puntland Oo Xukuntay 54 Qof Oo Ka Tirsan Al-shabaab Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa maanta xukunno kala duwan waxa ay ku riddey 54 qof oo ka mid ahaa dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab oo gacanta ugu jirey Puntland.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Lagu Eedeeyay Inuu Lunsaday Raashin Gargaar Ah Maamulka degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in gargaarkii loogu talagalay shacabka gobolkaasi inaysan helin sababo la xiriira musuqmaasuq lagu sameeyay raashinkaasi. Madaxa samafalka ee degmada Buuloburde Aadan Muxumed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani oo Dacwad Ka Dhan ah Madaxweyne Siilaanyo u Gudbiyay Maxkamadda Sare ee Somaliland Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa maxkamadda Sare ee Somaliland u gudbiyay dacwad ay kaga soo horjeedaan go’aankii madaxweyne Siilaano uu ku gaaray kala qaadista doorashooyinka, dibna uu ugu dhigay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradaha Waxbarashada Ee Dowladda Federaalka Ah iyo Maamul Goboleedyada Oo Wada Shaqeyn Yeelan Doona Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in uu jiro heshiis iskaashi waxbarasho oo ay wada saxiixdeen wasaaradda waxbarashada iyo midowga Yurub, waxaana heshiiska taabogelin doona hey’adda ADRA. Xogheyaha joogtada ah ee wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Soo Dhowesay Heshiis Ku Saabsan Tayeenta Waxbarashada Oo Ay La Gashey Dowladda Federaalka Maamulka Galmudug ayaa soo dhoweeyay heshiis ku saabsan tayeenta waxbarashada oo ay la saxiixdeen wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya. Wasiirka wasaaradda waxbarashada Galmudug Ibraahim Sheekh Xasan Guureeye oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaaf Ka Dhex Curtay Golaha Deegaanka Degmada Burtinle Ee Gobolka Nugaal Wararka ka imaanaya degamada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa waxay sheegayaan in xilligaan khilaaf uu soo kala dhexgalay golaha deegaanka degmadaasi. Khilaafkan ayaa yimid kadib markii ay dhowaan wasaaradda arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 7 Qof Oo Lagala Baxay Guryahooda, Deegaanka Muuri Ee Shabellaha Hoose Wararka ka imaanaya deegaanka Muuri ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in guryahooda lagala baxay 7 qof oo shacab ah maalin un kadib markii halkaasi qarax lagula eegtay ciidamo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Ajendeyaasha Shirweynaha 71-aad ee Jamciyadda Quruumaha ka dhaxeysa Waxaa Maanta magaalada New York ka furmaya Shirweynaha 71-aad ee Jimciyadda Qaramada Midoobey, waa shirkii ugu dambeysay madaxweyneyaal badan oo caalamka ah sida Brack Obama iyo xitaa xogheyaha guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Maanta Ka Hor Hadli Doonta Maxkamadda ICJ Maanta oo Talaado ayaa lagu wadaa in qareennada u doodaya Soomaaliya ay ka hor hadlaan maxkamadda ICJ oo shalay ka bilaabatey dhageysiga dacwadda ku aadan muran badeedka u dhaxeeya Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Oo Qoraal Kasoo Saartay Dacwadda Badda Ee Soomaaliya Iyo Kenya Wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya ayaa qoraal kasoo saartay arrinta la xiriirta dacwad badeedka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. War-saxaafadeedka ayaa sidan u qoran:- Todabaadkaan oo billaabanaya 19-ka September…