2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Kuma Murashaxa Jibril Ibrahim Cabdule Oo Kusoo Biiray Liiska Murashaxiinta Waxaa maanta si rasmi ah isu soo taagay xilka madaxweynimada Soomaaliya in uu tartamayo 2016-ka murashaxa cusub ee Jibriil Ibraahim Cabdulle, ku dhawaaqista Cabdulle ayaa sidoo kale waxaa ay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaaliyaha Qaranka: Doodda Badda Halkan Ayaa Lagu Furayaa, Maxkamaddan Ayaana Xal Ka Gaari Doonta Xeer Ilaaliyaha qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa Goobjoog News u waramay isagoo jooga magaalada Hague, Xeer ilaaliyaha waxaa uu sheegayaa in maalinta bari ah ay Soomaaliya dacwadeeda hordhigi doonto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Magaalada Cadaado Oo Amarro Cusub Ka Soo Saaray Musharrixiinta Ku Sii Qulqulaya Magaaladaasi Maalmihii dambe waxaa degaannada Galmudug ku sii qulqulayay xubnaha musharrixiinta ah ee u loolamaya ka mid noqoshada baarlamaanka dowladda cusub kuwaas oo soo dhoweyn iyo kulamo loogu qabanayay degaannada ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Sheegtay In Amnigooda Sugmay Wixii Ka Dambeeyay Xanibaadda Gaadiidka Ee Gaalkacyo Maamulka Puntland ayaa sheegay in amni deegaannada maamulkaasi uu soo hagaagayo wixii ka dambeeyay markii deegaannadaasi laga mamnuucay iney u gudbaan gaadiidka ka tagayey gobollada Koonfureed. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo Ka Hadashay 19 Iskuul oo aan Waxbarasho ka Socon Gobolka Sanaag Guddoomiyaha wasaaradda waxbarashada gobolka Sanaag Aniis Saalax Xaaji Xasan oo saxaafadda kula hadlay magaalada Ceerigaabo ayaa sheegay in iskuullaadkii gobolka intooda badan ay u xiran yihiin dagaallo sokeeye oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Geerida Jeneraal Goobaale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee marxuum S/Guuto Maxamed Rooble Jimcaale Goobaale oo shaley ku shahiiday magaalada Muqdisho, isagoo gudanaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degaannada Bari ee Gobolka Mudug Oo Ay Ka Jiraan Abaaro Iyo Biyo La’aan Waxaa isa soo taraya cabashada la xiriirta abaaro iyo biyo la’aan ka taagan degaanno ka tirsan bariga gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya. Maamulka Degaanka Ceelguulla ee Gobolka Mudug ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaallo Ku Saleysan Muranka Dhul Beereed Oo Ka Taagan Degmada Buurhakaba Ee Gobolka Baay Wararka ka imaanaya degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa sheegaya inay jiraan dagaallo xooggan oo u dhaxeeya labo beel oo wada dega. Dagaallada ayaa la soo sheegaya inay salka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland “Waxaan Billownay Howlgal Ballaaran Oo Ka Dhan Ah Alshabaab” Saraakiisha ammaanka Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in Ciidamada Maamulkaas Degaano badan ay ka bilaabeen hawlgal ay ku sheegeen in uu ka dhan yahay Xarakada Al Shabaab. Waxay sheegeen saraakiisha in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageysiga Dacwada Badda Oo Bilaabatay Iyo Dalka Kenya Oo Ku Doodaya In Doodda La Xiro Waxaa Maanta Hague ka bilowday dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya, dalka Kenya ayaa sida lagu ballan-sanaa waxaa ay ka hor hadlayaan maxkamadda. Abuukar Cawaale oo maxkamadda ku sugan ayaa…