1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dablay Dil Ka Geystay Deegaanka Godorka ee Gobolka Togdheer oo Gacanta Lagu Soo Dhigay Ciidamda gobolka Togdheer oo kaashanaya odayaasha iyo waxgaradka beesha ay ka soo jeedaan dablay dhawaan dil u geysatay nin la oran jiray Axmed Hure oo lagu dilay demada Godorka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Hal Mitir Oo Ka Mid Ah Baddeena Kama Tanaasuleyno” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kooban uga hadlay dacawd badeedda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya taas oo maanta ka furmeysa magaalada Huge ee dalka Holland. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar “Jeneraal Goobaale Wuxuu Ahaa Shaqsi u Adeegayay Qaranka, Kuna Baxay Gacanta Cadowga” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa ka hadlay weerarkii Ismiidaaminta ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, islamarkaana lagu dilay Jeneraal Maxamed Rooble Jimcaale Goobaale oo ahaa taliyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiin Su’aallo Ka Keenay Bannaabaxyada Laga Mamnuucay Muqdisho Maamulka gobolka Banaadir ayaa maalintii shalay ahayd si rasmi ah ugu dhowaaqay in magaalada Muqdisho laga mamnuucay in lagu dhigo dibadbaxyo aaney ka warhayn maamulkooda. Afhayeenka maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani oo Mowqif Adag Iska Taagay Kala Qaadista Doorashooyinka Somaliland Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo maalinimadii shalay iskugu yimid shir ay u dhamaayeen hoggaanka sare iyo guddiga fulinta Xisbiga ayaa waxay kasoo saareen war-murtiyeed ay ku cambaareynayaan go’aankii kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha La Kala Siisto Kalluunka Suuqayada Muqdisho Sare u kac ayaa ku yimid qiimaha la kala siisto Kalluunka suuqyada magaalada Muqdisho, xilli Kalluunka ay dad badan iibsadaan. Dadka ka ganacsada hilibka Kalluunka waxay sheegayaan in sababta qiimo…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Dacwada Badda: Taariikhda Muranka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya iyo Natiijada Waxaa maanta Hague ka furmaya dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya, dacwadan oo 4 maalmood socon doonta waxaa lagu wadaa in dal waliba uu labo maalin hadlo, si dhageysiga kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helay Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Lagu Dilay Jeneraal Goobaale (Sawirro) Qarax Ismiidaamin ah ayaa maanta waxa uu ka dhacay albaabka hore ee xerada Guul wadayaashe oo ku dhow xarunta wasaaradda difaaca Soomaaaliya ee magaalada Muqdisho, kaasi oo khasaare geystay. Qof…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Dhiseysa Xarumo Danta Guud Ah Oo Ku Burburay Qaraxyadii Ka Dhacay Gaalkacyo Maamulka Puntland ayaa dib u dhis ku billaabay suuqa weyn ee Xero Dayax, Isbitaalka Gaalkacyo iyo xaruntii dowladda Hoose, kuwaasi oo dhowaan burbur kasoo gaaray Labo qarax oo ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Beeniyey In Deegaannadooda Ka Musaafurinayaan Xaasaska Al-shabaab Iyo Carruurtooda Maamulka Jubbaland ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay warar maalmahan dambe soo baxayey oo sheegayey in deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo laga musaafurinayo haweenka ay qabaan rag ka mid ah Xarakada…