5 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Soo Dhoweysay Go’aankii Madasha Wadatashiga Qaran Ee Arrimaha Doorashooyinka Beesha caalamka ayaa soo dhoweysay go’aankii dhowaan madasha wadatashiga qaran ay ka gaareen doorashooyinka dalka, iyo iney dib u caddeeyeen in marnaba aan dib looga dhigi doonin doorashada waqtigeeda. War-saxaafadeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Rajo Ka Muujiyey In Soomaaliya Ku Guuleysato Dacwadda Badda Ee Kenya Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa gaaray magaalada Huge ee dalka Holland, halkaasi oo maalinta berri ah ay ka furmi doonto dacwadda badda ee ka dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya. Xeer…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Oo Kormeeray Wasaaradaha Puntland Iyo Goobo Kale Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa kormeer aan la sii shaacin ku tagey dhammaan xarumaha wasaaradaha Puntland, kaasi oo uu ugu kuurgalayey sida ay u socoto shaqooyinka wasaaradahaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Oo Kormeeray Xero Ciidan Oo Ku Taalla Degmada Gallinsoor (SAWIRRO) Madaxweyne ku xigeenka dowlada Galmudug maxamed xaashi cabdi oo ay weliyaan saraakiil ciidan, taliyaha qeybta 21-aad iyo mas’uuliin kale ayaa maanta kormeer ku tegay gaaska 11 oo ku taal duleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Goobaale Oo Ku Dhintay Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Muqdisho Qarax Ismiidaamin ah ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay Albaabka hore ee xerada guul wadayaasha, kuna dhow xarunta wasaaradda difaaca ee magaalada Muqdisho, kaasi oo lala eegtay gaari uu saarnaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jamaal Cali Xuseen oo Guul Ka Sheegtay Fadhigii Maxkamadda Sare ee Dhageysiga Dacwadda Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo ah murashaxa Madaxtooyada xisbiga UCID oo saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa ka dib kulankii maanta ee dhageysiga dacwadda xisbiga ayaa guul ka sheegtay fadhigii dacwadda ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Markab u Raran WFP Oo Ku Cilladoobay Degmada Xaafuun, Gobolka Bari Wararka ka imaanaya degmada Xaafuun ee gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in meel u dhow xeebta degmadaasi ku cilladoobay markab raashiin ah oo u raran hay’adda cunnada adduunka ee WFP.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Sheegay In La Xalliyey Caqabado Hortaagnaa Shirka Jowhar Waxaa magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe weli ka soconaya dedaallada lagu doonayo in dib loogu furo shirka maamul u sameynta labada gobol ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Hoggaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qof Oo Ku Geeriyootay Duqeyn Ay Ciidanka Kenya Ka Wadaan Gobolka Gedo Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya inay soconayaan duqeymo ciidanka Kenya ay ka geysanayaan degaanka Dhamase oo hoostaga magaalada Ceelwaaq ee gobolkaasi. Madaafiic ayaa laga soo tuurayaa fariisimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Sagootiyey Xubno La Socon Doona Dhageysiga Dacwadda Badda Ee Soomaaliya Iyo Kenya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu kulan sagootin ah la qaatey guddi korjoogto ah oo tagi doona maxkamadda caalamiga ee cadaaladda ICJ halkaasi…