1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya Oo Sheegtay In Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Ku Dishay Gobolka Jubada Hoose War kasoo baxay dowladda Kenya ayaa lagu sheegay in ciidankooda ku sugan gobolka Jubada Hoose ay dileen dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab kadib howlgallo ay sameeyeen. Ciidanka Kenya oo kaashanaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Dabley Hubaysan oo Habeenimadii Xalay Nin Ku Toogtay Duleedka Burco Deegaan dhinaca duleedka bari kaga toosan magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa habeenimadii Xalay dablay hubeysani ku dileen Nin lagu magacaabi jiray Axmed Hure. Waraarka aan ka helayno deegaanka Godorka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Iibsashada Alaabta Jiifka Ee La Dhigto Guryaha Oo Si Xowli Ah Uga Socota Muqdisho Marka laga hadlayo astaamaha loo maro gogol dhigga guurka lammaanaha waa ay ku kala duwanyihiin qaabka loo naqshadeynayo guriga nolosha ay kuwadaagayaan. Hablaha intabadan waxa ay jecelyihiin naqshadeynta guriga in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Midowga Yurub Oo Ku Baaqay In Dib u Eegis Lagu Sameeyo Hay’adaha Ammaanka Soomaaliya Baarlamaanka Midowga Yurub war uu soo saaray waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan Soomaaaliya, waxaana uu ugu horreyn ku cambaareeyay cabsi gelin ballaaran oo uu sheegay iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhibaatada Suuriya Oo Hareyn Doonta Shirka Jimciyadda Qaramada Midoobey Dhibaatada ka jirta dalka Suuriya ayaa la sheegayaa in ay hareyn doonto shirka jimciyadda qaramada midoobey ee New York. In ka badan 135 hogaamiye iyo Wasiirro tiro badan ayaa isugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Kaxda Ee Muqdisho Oo Ka Warbixiyey Dib u Dhis Ay Ku Wadaan Waddooyinka Degmadaasi Maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey halka uu u marayo dib u dhis ballaaaran oo muddooyinkaan ku wadeen waddooyinka degmadaasi. Maxamed Ismaaciil oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump: Ilaalada Clinton Ha Laga Dhigo Hubka Donald Trump oo jimcihii taageerayaashiisa la hadlayey ayaa sheegay in ay haboon tahay in hubka laga dhigo ilaalada Hillary Clinton. “Waxaan u maleynayaa in ay tahay in hubka laga dhigo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka Qaarkood Oo Maanta Ku Wajahan Jowhar Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe gaaraan hogggaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka qaarkood, gaar ahaan xubnihii maalintii shalay ahayd gaaray magaalada B/weyne. Wariyaheena…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degaanka Leego Oo Sheegay In Ay Diyaariyeen Ciidan Ka Difaaca Weerarada Al-shabaab Maamulka deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay iney diyaariyeen ciidamo amniga suga, islamarkaana ka hortaga weerarada ka yimaada Xarakada Al-shabaab. Guddoomiyaha deegaankaasi Abuukar C/laahi Isaaq oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Yari Ka Jirta Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Sool Biyo yaraan ayaa xilligaan waxaa soo wajahday dadka xoolo dhaqato ah oo ku sugan gobolka Sool kana soo hayaamay abaaro ka jira deegaanno ka tirsan gobollada Bari, Nugaal iyo Sanaag.…