1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Dib u Furay Shirka Jowhar Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib u furay shirka Jowhar ee maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe. Waxaa magaalada Jowhar tagey maanta madaxweynaha iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War 25 Diyaarad Oo Qaad Sida Ayaa Maanta Soomaaliya Yimid Sida uu sheegay Kimathi Munjuri oo ah afhayeenka ganacsatada qaadka ee Nyambene Miraa Traders Association (Nyamita), waxaa maanta oo Khamiis ah Soomaaliya soo gaaray ilaa 25 diyaarad oo qaad u…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Qodobbada Looga Hadlay Kulanka Mucaaradka Xasan Sheekh iyo Guddiga Federaalka Ah Ee Doorashada Dadban Murashaxiinta madaxtinnimada Soomaaliya 2016-ka ayaa maanta magaalada Nairobi kula kulmay guddiga heer federal ee doorashada dadban iyagoo kala hadlay arrimo ku saabsan doorashada sanadkan iyo cabashada ay qabaan. Cali Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dacwad Ku Saabsan Khilaafka Xisbiga UCID oo Ka Bilaabaneysa Maxkamadda Sare ee Somaliland Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa maalinimada Axadda ah ee soo aaddan bilaabaysa dhageysiga dacwadda khilaafka xisbiga UCID ee u dhexeeya labada garab ee ay kala hoggaamiyaan musharaxa madaxweyne ee xisbiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhan Ah Qaadka Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Shacab badan ayaa maanta dibadbax ay ku diidan yihiin Qaadka waxa ay ka dhigeen magaalada Muqdisho gaar ahaan Wadada Wadnaha iyo Waddooyinka gala Suuqa weyn ee Bakaaraha. Waxay dadkani ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Dadban: Xarumaha Doorashooyinka Ka Dhacayaan Waxaa Joogi Doona Kormeerayaal Guddiga doorashooyinka dadban ee 2016 ayaa sheegay in dhammaan meelaha ay ka dhici doonaan doorashooyinka ay joogi doonaan Kormeerayaal caalami ah iyo kuwo Soomaaaliyeed oo ka imaanaya Bulshada rayidka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Magaalada Jowhar Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi ka kooban Labada gole ee dowladda ayaa goor dhow gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Shabellaha Dhexe, Odayaal dhaqameed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Itoobiya Oo Faarujiyey Deegaanka Moqokori Ee Gobolka Hiiraan Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ay faarujiyeen deegaanka Moqokori ee gobolkaasi. Aroortii hore ee saakay ayaa laga war helay ciidankaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe oo Somaliland Ugu Baaqay In Laga Qeyb Qaato Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya Faysal Cali Waraabe Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Somaliland ayaa madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay in Soomaliland ay si dadban uga qeyb qaadato doorashooyinka Soomaaliya 2016. Faysal oo ka qeybgalay kulan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Qarax Ay Dad Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Kismaayo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo gabaldhacii shalay ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose, halkaasi oo khasaare kala duwan uu ka dhashay. Gaari…