2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Siilaanyo oo Cambaareeyay Qodobadii Shir Madaxeedka IGAD Qaarkood Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo madaxtooyadiisa ku qabtay kulan lagu dardar gelinayay Ictiraaf raadiska maamulka ayaa caambaareeyay qodobadii shirkii IGAD gaar ahaan qodobka midnimada Soomaaliya lagaga hadlay. Madaxweyne Siilaanyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Human Rights Watch Oo Eedeysay UNHCR Iyo Dowladda Kenya Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in dowladda Kenya iyo hay’adda UNHCR ay ku guuldareysteen in qaxootiga Soomaaliyeed ee dib uga laabanaye Kenya waafajiyaan hanaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Bam Lagu Weeraray Mas’uul Ka Tirsan Maamulka Degmada Baardheere Bam gacmeed ayaa habeenkii xalay ahaa lagu weeraray hoyga uu degmada Baardheere ka deggan yahay guddoomiyaha maxkamadda degmada degmadaasi, kaa oo khasaare geystay. Labo dhallinyaro ah ayaa la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay Hub Laga Soo Dejiyey Dekadda Boosaas Ciidamada Puntland ayaa ku guuleystay iney gacanta ku dhigaan hub la sheegay in laga soo dejiyey dekadda Boosaaso ee gobolka Bari. Hubkan oo ahaa Lix Bistoolad iyo rasaas ayaa lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Sheegay In Guddiyada Ku Howlan Arrimaha Doorashooyinka Aaney Shaqo Ku Laheyn Siyaasadda Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in guddiyada doorashada, iyo xallinta khilaafyada aanay wax shaqo ah ku lahayn siyaasadda, isaga oo sheegay in guddiyadaasi si hufan u…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka War-murtiyeedKa Ka soo Baxay Shirka Madasha Hoggaanka Qaran Ee Muqdisho Oo Dhameystiran Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka madasha hoggaanka qaran ee Muqdisho, Kulanka madasha hoggaanka oo socday 6-14-ka bisha ayaa laga soo saaray war murtiyeed, qodobada shirka halkan ka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Madasha Wey Jireysaa Illaa Meel La Gaarsiiyo Howlaha Ay Xilkooda Qaaddey” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray shirkii madasha Wadatashiga qaran ayaa ka hadley arrimo dhowr ah oo ku saabsan doorashooyinka dalka. Ugu horreyn madaxweyne Xasan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maanta War-murtiyeed Laga Soo Saaray (Sawirro) Maanta ayaa magaalada Muqdisho waxaa lagu soo xiray shirkii madasha Wadatashiga Qaran ee dhowaan ku yeesheen magaalada Muqdisho, kaasi oo laga soo saarey War-murtiyeed. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Casharrada Shirka IGAD EE Muqdisho Waxaa Talaadadii Muqdisho ka dhacay shir madaxeedka aan caadiga aheyn ee 28aad ee waddamada urur goboleedka IGAD, shirka oo noociisa ah oo markii ugu horeysay ka dhacay dalka Soomaaliya ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ku Wajahan Magaalada Jowhar Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa in uu gaaro magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe, halkaasi oo ay taallo gogosha shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe.…